Browsing: Featured
Maxkamadda Ciidamada ayaa maanta go’aan kasoo saartay Eedeysane Dable Axmed Maxamed Xuseen oo ka tirsana Ciidamada Booliska oo lagu eedeeyay…
Ra’iisul wasaare ku xigeenka ayaa xukuumadda Somalia kale sheegay in madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajoyo iyo madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi…
Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in maalinta beri ah ay tahay maalinta koowaad ee Bisha Ramadaan.
Madaxweynaha iyo Ra’iisal wasaaraha ayaa umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay dhalashada bisha Ramadaan ee Berri ka bilaabaneysada dalka, iyagoo farriimo kasoo…
Ciidamada dowaldda ayaa howlgal ay ka sameeyeen magaalada Marko ee xarunta Gobolka Sh/Hoose kusoo qabtay miinooyin fara badan oo kuwa…
Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir ayaa maanta Go’aan kasoo saartay Dacwad loo heystay Saraakiil katirsan Dakada muqdisho iyo Ganacsade, kadib markii…
Dalka Indonesia ayaa ku dhawaaqay in la arkay bishi Ramadaan ee sanadkan 1440 Hijriyada, isla markaana dalkaasi laga soomi doono…
Madaxweyne Farmaajo oo Qorshe yaab leh u degay Shirka Garowe & Madaxda Puntland & Jubaland [Akhriso]
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo cadaadis weyn ka heystay shirka Garowe ee maanta ka furmay, ayaa qorshe yaab leh…
Waxaa Magalada Garoowe ee Xarunta Puntland ka furmay Shirka gaarka ah ee Wada-tashiga madaxda Dawladda Soomaaliya iyo Dawlad Goboleedyada dalka.…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) oo hoggaamiya qeyb ka mida dhinacyada isku haya Galmudug ayaa xalay kulan gaara la…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Mudane Cabdiraxmaan Cumar Yariisow ayaa gaaray Magaalada Garoowe ee xarunta Maamulka Puntland, isagoo ka mid ahaa wafdigii…
Qeybta Garsoorka ururka Alshabaab ayaa go’aan kasoo saaray Caawa xilliga ay ku beegan tahay bisha Ramadaan ee sanadkan 1440 Hijriyadda.
Iyadoo magaalad Garowe ay ku sugan yihiin madaxda Dowladda Federaalka iyo Maamul Goboleedayda Dalka ayaa waxaa waxaa kulan gaara yeeshay…
Madaxweynaha dowladda Federalka Somaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa galabta xili danbe gaaray Magaalada Garowe ee xarunta Puntland, kadib dib u…
Xisbiga Awoodda Shacabka ayaa maanta kusoo biiray axsaabta siyaasadeed ee ka jirta Soomaaliya. Guddiga doorashooyinka ayaa maanta shahaado siiyay dhowr…
Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa noqday madaxweynihii ugu danbeeyay ee maamul goboleedyada oo gaara magaalada Garowe.
Waxaa maanta Maxkamadda Darajada kowaad ee gobolka Nugaal, magaalada Garowe lasoo taagay eedeysanayaal gaaraya 10 qof oo rag ah, kuwaasoo…
Gudddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa kulan qado ah hoygiisa ugu sameeyay Xildhibaanada barlamanka federaalka…
Waxaa magaalada Muqdisho ka hirgalay amar ay Alshabaab ku soo rogtay xarumaha Ganacsiga waaweyn ee magaalada Muqdisho, kaasoo in muddo…
Ra’iisul Wasaaradaha Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo inta badan madaxda maamul Goboleedyada dalka ayaa caawa ku sugan magaalada…
