Browsing: Featured
Saacado kadib markii Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya meel mariyey Sharciga Doorashada, waxaa soo baxay cambaareyn loo jeedinayo qodobo ka mida…
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa sharci darro ku tilmaamay in golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya uu ansixiyo Sharciga…
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa maanta gaarey Garoowe, isagoo ka mida madaxda ka qeyb galeysa…
Maamulka Galmudug ee uu hoggaamiyo Axmed Ducaale Geele Xaad ayaaka hor yimid Xeerka Doorashada ee ay shalay meel mariyeen Golaha…
Maamulka Puntland ayaa si kulul uga hor yimid Sharciga Doorashada ee ay maanta ansxiiyeen Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya, sida lagu…
Sharciga doorashooyinka ee Golaha Wasiirada ay maanta ansixiyeen ayaa si cad loogu sheegay Qodob ku saabsan muddo kordhinta dowladda hadda…
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam maanta dib ugu laabtay magaalada Kismaayo oo muddo toddobaadyo ah oo ku sugnaa, wuxuuna…
Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya kulankoodii toddobaadlaha ahaa ee maanta meel mariyay laba ka mida sharciyada ugu muhiimsan ee laga…
Horjooge ka tirsan Alshabaab oo la sheegay inuu qaabilsanaa qaraxyada ayaa isu dhiibay ciidamada dowladda Soomaaliya ee ku sugan Gobolka…
Wasiirka Ganacsiga Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa 30-kii Aprril intii aan loo magacaabin xilka csub ee wasiirka Warfaafinta…
waxa magaalada Garowe ka furmaya Sabtida shir ay isugu imaanayaan madaxda dowladda Soomaaliya iyo Maamul Goboleedyada dalka, iyadoo shirkaasi ka…
Kulan ay maanta magaalada Muqdisho ku yeesheen hoggaamiyeyaasha Shan xisbi siyaasadeed aytaa lagah soo saaray qodobo ku saabsan xaaladda Amniga…
Enjineer Abdullahi Ali Hassan ayaa maanta si rasmi ah loogu magacaabay Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya.
Waxaa laga yaabaa in dadka qaar aysan la socon in Abwaan Cismaan C/laahi Guure uu ahaa ninki lahaa fikradda iskaa…
Wasiirkii Warfaafinta xukuumadda Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkii uu ka hayey Golaha Wasiirada xukuuamdda…
Wargeyska The Washington Post ee ka soo baxa dalka Maraykanka ayaa dhowaan uu qoray warbixin uu cinwaan uga dhigay “Askarta…
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegay in laba xubnood oo ka tirsanaa ALshabab ay isu dhiibeen ciidamada Jubbaland ee…
Maxkamadda sare ee Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa go’aan ka gaartay kiiska eedeysane Cabdirisaaq Xuseen Tahliil (Ina Calool Geel) oo in…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegay in ciidamada dowladda ay la wareegeen degaanka Bariire opo hore ciidamada dowladda qasaare…
Max’ed Mukhtaar: “Walaalkey Axmed Dowlo qofkii dilkiisa abaabushay 1 sano ayaa lagu xukumay” [Daawo]
Eheladda Axmed Dowlo ayaa sheegay inay cadaalad darro ka dhacday maxkamadda Gobolka Banadir, kadib markii qofkii abaabushay dilka hal sano…
