Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Featured»Maxkamadda Sare ee Ciidamada oo sii deysay Nin laba jeer Dil lagu xukumay. (Waa kuma C/risaaq Ina-Caloolgeel?)

    Maxkamadda Sare ee Ciidamada oo sii deysay Nin laba jeer Dil lagu xukumay. (Waa kuma C/risaaq Ina-Caloolgeel?)

    May 1, 2019Updated:May 3, 20192 Mins Read Featured
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Maxkamadda sare ee Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa go’aan ka gaartay kiiska eedeysane Cabdirisaaq Xuseen Tahliil (Ina Calool Geel) oo in muddo ah soo taagnaa, xiisadna ka dhex dhaliyey maamullada Puntland iyo Galmudug.

    Eedeysanaha oo muddo laba jeer ah ay dil ku xukumeen Maxkamadaha Puntland, waxaana xukuntii ugu danabeeyay lagu riday 11-kii November 2018 oo Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabaka Sida Puntland ay ku riday Xukun dil ah Eedeysane Cabdirisaaq Xuseen Tahliil (Ina Calool Geelle), waxaana markaas kadib kiiskiisa la wareegtay Maxkamadda Sare Ee Ciidamada Qalabka Side ee heer Federaal.

    • Nin ku eedeysan inuu yahay Madaxa Alshabaab ee Gaalkacyo iyo xubno kale oo la qabtay

    Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Ciidamada Qalabka Sida Gen. Liibaan Cali Yarow ayaa ku dhawaaqay go’aanka saaka soo baxay oo Maxkamaddu amartay in degdeg looga sii daayo xabsiga Cabdirisaaq Xuseen Tahliil, haddii aysan jirin dambiyo kale, waxana Maxkamadda ay sidoo kale amartay inuusan ka bixi karin magaalada Muqdisho muddo 2-sano ah, iyo in ciidamada amniga in ay si gaar ah ula socdaan dhaqdhaqaaqiisa ku dhawaad 5-sano, isagoo todobaadkiiba mar iska diiwaan gelinayo Xarunta Dambi Baarista Boliiska CID.

    Maxaad ka taqaan C/risaaq Calool-geel..?

    C/risaaq Xuseen Tahlill oo loo yaqaan Ina- Caloolgeel, waxay Puntland ku eedeysay inuu ahaa madaxii dhaqaalaha iyo farsanmada ee Al-Shabaab u qaabislanaa Gobolka Mudug. Bishii July 2017 ayaa lagu qabtay howlgal ay si wadajir ah u fuliyeen sirdoonka Galmudug iyo Puntland, iyadoo loo wareejiyay Magaaladda Boosaaso, iyadoo maxkamadda Boosaaso ay dil ku xukuntay Novembar 2018..

    –AKHRISO: Magacyada xubno ka tirsan Alshabaab iyo Daacish oo Dil toogasho ah lagu xukumay

    Image result for Ina Calool Geel
    Cabdirisaaq Xuseen Tahliil (Ina Calool Geel)

    Sanadkii 2012 ayay ahayd markii ugu horeysay ee Ina-Caloolgeel ay gacanta ku dhigeen ciidamada Puntland, iyadoo markaas lagu eedeeyay inuu qaraxyo maleegayey, iyadoo lagu xiray magaalada Garoowe.

    • C/risaaq Ina Calool-Geel: Laba jeer ayaa toogasho loogu xukumay Shabaabnimo, haddana waana la sii daayey..!

    Sanadkii 2013 ayey Puntland ku xukuntkay Dil toogasho ah, xilligaas oo uu Puntland ka talinayey C/raxmaan Faroole, xabsiga ayaa la dhigay, waxaana dhacday in dadka Koonfurta Gaalkacyo ay ka caroodeen arrintan iyagoo afduubtay dad kasoo jeeda Puntland. Caloolgeel oo xiligaasi xabsiga Garowe ku jira ayaa waxaa aakhirkii sanadkii 2014 sii daayey oo cafis u fidiyey madaxweynihii Puntland C/weli Gaas, kadib xaalad qabiil oo lagu dhameeyay arrintiisa.

    Kiiska Cabdirsaaq Tahliil Ina-Caloolgeel ayaa tusaale muuqda u ah sida ay isugu mmilan yihiin cadaaladda, arrimaha qabiilka iyo Alshabaab.

    WARARKA INA-CALOOLGEEL

    Nin ku eedeysan inuu yahay Madaxa Alshabaab ee Gaalkacyo iyo xubno kale oo la qabtay
    AKHRISO: Magacyada xubno ka tirsan Alshabaab iyo Daacish oo Dil toogasho ah lagu xukumay
    C/risaaq Ina Calool-Geel: Laba jeer ayaa toogasho loogu xukumay Shabaabnimo, haddana waana la sii daayey..!
    Alshabab C/risaaq Xuseen Tahliil (Ina Calool Geel) Cabdirisaaq Xuseen Tahliil Galmudug Maxkamadda Ciidamada Puntland
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAskari Somali-American ah, kana tirsanaa Booliska Minnesota oo dambi Dil ah lagu helay.
    Next Article Madaxweyne Farmaajo oo Farriin u diray Shaqaalaha Soomaaliyeed..

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo