Browsing: Featured
Waxaa lagu guuleystay in la damiyo Dab ka kacay Suuqa ugu weyn ee magaalada Muqdisho, gaar ahaan qeybta Cabdalla Shideeyaha…
Garoonka diyaradaha magaalada Kismaayo ayaa magaciis laga bedelay, sida uu muujinayo Garoonka oo lagu xardhay magaca cusub ee uu qaadan…
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan wadajir ah la yeeshay Guddoomiyeyaasha labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Yasiisow ayaa jawaab kale udiray xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo dagaalkooda ka socda baraha bulshada…
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa xukun dil ah ku riday saddex ka mida dadkii lagu soo eedeeyay dilkii iyo gubistii Marxuum…
Wasaaradad Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Dowladda Soomaaliya ayaa maalinta Shaqaalaha Adduunka darteed fasaxday Dhamaan Shaqaalaha rayidka ah ee dowladda Soomaaliya.
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa sii wada dagaalka baraha bulshada ee uu ku beegsanayo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Cusman,…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, ahna hoggaamiyaha xisbiga Himilo Qaran Shariif Sheekh Axmed ayaa waanwaan ka dhex bilaabay labada Aqal ee…
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi iyo Guddoomiye C/raxmaan Cumar Yariisow ayaa baraha bulshada isku weersaday weerar kale oo siyaasadeed, iyadoo uu…
Maareeyihii hore ee Tiyaatarka Qaranka Cismaan C/llaahi Guure (Abwaan Guurre) ayaa ka hadlay xil ka qaadis degdeg oo maanta looga…
War kasoo baxay Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle ayaa goor dhoweyd xilkii looga qaaday Maareeyihii Hore Abwaan Cusmaan…
Xafiiska Hanti dhowrka guud ee Qaranka ayaa ka digay qoraal laga been abuurtay oo lagu faafiyey baraha bulshada, kaasoo ku…
Mida ka mida Idaacadaha magaalada Muqdisho ayaa sheegtay war ku saabsan in Madaxweynaha Soomaaliya uu aqbalay in la bedelo Ra’iisal…
Mid ka mida laba basaas oo lagu eedeeyay inay u shaqeynayeen dalka Imaaradka Carabta oo bishan horaanteedii lagu qabtay magaalada…
Xaaladda ka dhex taagan Hanti-dhowrka Guud iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa isu bedeshay mid sharci markii Guddoomiyaha Gobolka C/raxmaan Yariisow…
Maxkamadda Darajada koowaad ee ciidamada Qalabka sida ayaa xukun dil ah maanta ku riday Eedeysane Cabdullaahi Xasan Maxamed Cali xukun…
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Axmed Ciise Cawad ayaa ku sugan dalka Qatar, iyadoo uu halkaasi kulan kula yeeshay…
Waxaa maanta baaqday shir degdeg oo Golaha wasiirada uu isugu yeeray Ra’iisal Wasaare Xasan Cali Kheyre, iyadoo aan wax sabab…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan maanta gelinkii danbe la yeeshay Madaxweynihii hore ee dowladii ku meelgaarka Shariif Sheikh…
Hanti Dhawrka Qaranka oo xayiraad kusoo rogay in wax lacag ah laga bixiyo Akoonada Maamulka G/ Banaadir ee ka furan…
