Browsing: Featured
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa abaabulay xubno ka tirsan xukuumada iyo taliska ciidamada Qalabka sida oo qanciya ciidamo gadoodsan…
Aakhirkii sanadkii hore 2018 iyo horaantii sanadkan 2019 waxaa mar kaliya soo shaac baxay dood ku saabsan mushaar la’aan soo…
Shirkadda Dahabshiil ayaa beenisay warbixin ku saabsan doorka ay ku lahayd heshiiskii Dowladda Imaaraadka Carabta kula wareegtay Dekadda Berbera oo…
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka tiran Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ugu baaqay madaxda dowladda Soomaaliya inaysan siyaasadeyn mushaarka ciidamada,…
Madaxweyne kuxigeenka maamulka Hirshabeelle Cali C/llaahi Guudlaawe ayaa beeniyay warar laga baahiyey oo ku saabsan sinuu isaga cararray, kana tegay…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox Dabley ay toogasgho ku dishay nin la sheegay inuu ahaa macallin…
Maxkamada Darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka sida dil toogasho ah ku xukuntay laba eedeysane oo ka tirsanaa Alshabaab, kuwaasoo lagu…
Wararka laga helayo Gobolka Shabellada Dhexe ayaa sheegayaan in ciidamadii ugu badnaa ee Millateriga Soomaaliya ay kasoo baxeen aaggagii difaaca…
War kasoo baxay ciidamada amniga ayaa lagu sheegay in 19-kii Maarso lagu qabtay magaalada Muqdisho sarkaal sare oo ka tirsan…
War hadda soo dhacay ayaa sheegay in qarax gaari uu goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho.
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka SoomaaliyaXasan Cali Khayre ayaa kulan maanta Muqdisho kula yeeshay safiirrada dalalka Midowga Yurub u fadhiyamagaalada Muqdisho.
Guddoomiye cusub ayaa loo magacaabay degmada Xamarweyne ee G/Banaadir, kadib markii ay guddoomiye la’aan ahayd in ka badan muddo lix…
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa saaka ka degay Magaalada Doha ee dalka Qatar iyadoo booqashadan ay tahay mid rasmi…
Telefishanka Aljazeera ayaa xalay baahiyey Barnaamij muddo la sugayey oo ku saabsan ‘Dagaalka Dekadaha’ ee Geeska Afrika ka socda una…
Wararka laga helayo gobolka Gedo ayaa sheegaya in ciidammadii Kenya ay isaga baxeen Saldhigii weynaa ee ay ku lahaayeen degaanka…
Maleeshiyada Alshabaab ayaa ka baxay xalay xilli danbe degmada Balcad ee Gobolka Shabeellada Dhexe, kadib markii ay xalay dagaal kula…
Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyrre ayaa markii ugu horeeyay ka hadlay Mushaar la’aanta iyo Garaam la’aanta heysata Ciidamada…
Maleeshiyada Alshabaab ayaa weerar culus caawa ku qaaday magaalada Balcad ee Gobolka Sh/Dhexe, iyadoo wararkii ugu danbeeyay sheegayaan in dagaalku…
Dadka ku dhintay weerarkii hubeysanaa ee maanta lagu qaaday magaalada Utrecht ee dalka Holland ayaa sii kordhay waxayna tiradoodu gaartay…
Gaari lagu xiray waxyaabaha qarxa ayaa goor dhoweyd ka dhacay degmada H/wadaag, magaalada Muqdisho, iyadoo gaariga uu dab xoog leh…
