Browsing: Featured
Madaxweynaha Uganda oo ku goodiyey inuu Ciidamadiisa oo dhan kala baxayo Somalia, haddii.. [Akhriso]
Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa ku goodiyey inuu dhammaan Ciidamadiisa ka tirsan Howlgaka Midowga Afrika ee AMISON uu kala baxayo…
Warar dheeraad aha ayaa laga helayaa diyaaraddii Shirkadda diyaaradaha Ethiopian Airlines ee buburtay iyadoo ku socotay magaalada Nairob, kana timid…
Ururka Alshabaab ayaa soo bandhigay Odayaal ka socday Beelaha Soomaalida oo seminaar loogu soo gabagabeeyay Gobolka Sh/Hoose, kuwaasoo heshiis “Beyca”…
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa soo dhoweyn la yaab leh u sameysay madaxweynaha maamulka la baxay Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo…
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed (Lafta-garen) ayaa dib u magacabay Gudoomiyihii Gobolka Shabeellaha Hoose oo xilkaasi hore looga…
Madaxweynaha Uganda Yoweri Musaveni ayaa mar kale Soomaaliya u soo qaaday tusaale xun, isagoo goob fagaare ah ka hadlayey dhacdo…
Haweeneyda asalkeedu Soomaalida yahay ee ka tirsan Koongareeska Mareykanka Ilhaan Cumar aayaa sii wada inay abuurto xiisado warbaahineed oo si…
Waxaa maanta magaalada Dubai ku geeriyooday C/raxmaa Xoosh Jibriil oo ahaa wasiirkii dastuurka xukuumadda Soomaaliya, kadib xanuun qabtay xilli uu…
Xidhibaan Zakariye Maxamuud Xaaji Cabdi oo ka mida Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si weyn u dhaliilay Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo…
4 qof ayaa ku dhintay , 9 kalena waa ku dhaawacmeen qarax baabuur oo ka dhacay meel u dhow maqaayad…
Waxaa goor dhoweyd Garoonka magaalada Kismaayo ka degay wafdi hordhac u ah Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre oo maalinta Berri…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Somalia xasan Cali Kheyre uu maalinta Berri ah tegu…
Warbaahinta Itoobiya oo War lama-filaan ah ka faafisay Shirkii Farmajo, Uhuru & Abiy Ahmed [Akhriso]
Kulanka Saddex-Geesoodka ah ee maanta ka dhacay Nairobi, waxay Madaxtooyuad Villa Soomaaliya shaacisay inaan looga hadlin soohdinta badda ee labada…
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mida xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in loo xaqiijiyey in madaxweynayaasha Somalia iyo…
Wararkii lagu danbeeyay ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dabley ka tirsan Alshabaab ay gudaha ugu jiraan dhisme ay ka…
Xoghayaha Guud ee uruka Saxafiyiinta NUSOJ Maxamed Ibraahim Macalimuu oo ka mid ahaa dadkii ka badbaaday qaraxii weynaa ee caawa…
Qarax labaad aya goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqidsho, kadib Saacad iyo Bar markii uu qarax weyn ka dhacay agagaarka…
Qaraxii weynaa ee caawa ka dhacay Magaalada Muqdisho ayaa geystay qasaare iyo burbur aan hore loo arag, iyadoo dhismooyin badan…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Qarax weyn oo caawa ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo qasaare naf iyo hanti ah…
Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada Muqdisho oo goor dhow qarax ka dhacay ayaa sheegaya in Weerar ku bilowday Qarax is-miidaamin…
