Browsing: Featured
War hadda soo dhacay aya sheegay in qarax aad u xoog badan uu Caawa ka dhacay magaalada Muqdisho.
Waxaa Magaalada Djibouti ee dalka Djibouti maanta lagu soo gabagabeeyay shirkii 46-aad ee wasiirada arrimaha dibadda ee dalalka ku bahoobay…
War kasoo baxay Wasaaradda Arimaha Gudaha, Federalka iyo Dimuqraadiyeynta maamulka Puntland ayaa lagu amray dhammaan xisbiyada siyaasadeed inay hakiyaan wixii…
Ilhaan Cumar oo ka tirsan Koongareeska Mareykanka ayaa jawaab kulul u dirtay madaxweyeaha Mareykanka Donald Trump oo ugu baaqay inay…
Waa saraakiil ajnabi ah oo si weyn u qalabeysan, waxaa loogu yeeraa khabiiro qaraxyada ku takhasusay, mid waliba wuxuu ku…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa xilkii ka qaaday Guddoomiyihii Gobolka Banaadir iyo iyo ku-Xigeennadiisa, iyadoo la magacaabay maamul cusub.
Wararka laga helayo xafiiska Ra’iisal wasaaraha ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in guddoomiye cusub uu maanta yeelanayo Gobolka Banaadir, kadib…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamadii ugu badnaa lagu daadiyey magaalada Muqdisho.
Maxkamadda Rafcaanka G/Banaadir ayaa waqti cusub u qabtay qaadista dacwad ciqaabeedka loo heysto C/raxmaan C/shakuur Warsame.
Siyaasiga C/raxmaan C/Shakuur Warsame ayaa wakiilshadii kala noqday saddex qareen oo doodayey kiiska loo heysto, kadib qoraal uu u u…
Maxkamadda Racfaanka Gobalka Banaadir ayaa bilowday inay dhageysato eedeymaha loo heysto Siyaasiga C/raxmaan C/Shakuur Warsame.
Maxkamadda Rafcaanka G/banaadir ayaa dib u soo nooleysay dacwadii siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame.
Xukuumadda Somaliland ayaa hakinaysa dhismaha Saldhigga militari ee dowladda Imaaraadka Carabtu ka wado magaalada Berbera.
Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa shaaciyay xilliga ay ciidamada ka socda AMISOM ee degan Garoonka weyn ee…
Wararka laga helayo xafiiska xeer ilaalinta Qaranka ayaa sheegaya inuu rafcaan ka qaatay go’aankii Maxkamadda Gobolka Banaadir ka gaartay kiiskii…
Waxaa magaalada Baydhaba ka socda qabanqaabo lagu soo dhoweynayo wufuud ka socota Baarlamaanka Federaalka iyo kuwa maamul Goboleedyada oo shir…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa xarunta madaxtooyada kula kulmay ku xigeenka madaxda Midowga Afria ee Soomaaliya iyo Taliyaha AMISOM.
Agaasimihii hore ee Hay’adda NISA C/llaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa wada olole balaaran oo uu ku doonayo inuu dib ugu…
Ra’iisal wasaarihii hore ee xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid ayaa ka baaqsaday socdaal uu dib ugu laaban lahaa magaalada Muqdisho.
Siyaasiga C/raxmmaan C/shakuur Warsame ayaa la wareegay xilka guddoomiyaha xisbiga Wadajir uu ka mid ahaa asaasayiisha, kadib markii laga sii…
