Waxaa Magaalada Djibouti ee dalka Djibouti maanta lagu soo gabagabeeyay shirkii 46-aad ee wasiirada arrimaha dibadda ee dalalka ku bahoobay urur gobleedka IGAD oo laga soo saaray war-murtiyeed.
Shirka oo socday labadii maalmood ee oo shalay iyo maanta ayaa ka qeyb galay Wasiirada Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Ethiopia, Djibouti iyo Sudan, halka wadama kale ay u direen safiiro, waxaana war-murtiyeedka laga soo saaray lagu sheegay in shaqadii wakiilka IGAD u qaabilsan Somalia la kordhiyay oo lagu daray Badda Cas iyo Gacanka Cadan.
HOOS KA AKHRISO WAR-MURTIYEEDKA






![Wakiilka IGAD u qaabilsan Somalia oo Xilkiisii la balaariyey, laguna daray Badda Cas & Gacanka Cadan [War-Murtiyeed]](https://wadani.com/wp-content/uploads/2019/02/IGAD.jpg)