Browsing: Featured
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in qarax weyn uu ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan xaafadda Carafaat ee degmada…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa tababar u soo xiray dufcadii ugu horeysay ee ciidamada Soomaaliya oo ay Turkigu tababarreen.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa magacaabay la-taliyihiisa Ammaanka Qaranka.
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa qoraal jawaab ah u diray xeer ilaaliyaha Qaranka, kaasoo ku…
Warqad ka soo baxday Xafiiska Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir ayaa lagu sheegay in damiin lagu…
Sii deynta xalay saqdii dhex damiinka lagu sii daayay siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Waesame ayaa dhalisay farxad aan hore loo arag.
Xisbiga Wadajir ee C/raxmaan C/shakuur Warsame oo u xiran dowladda federaalka ayaa sheegay in dokumentiyo loo sameeyay si dembi loogu…
Waxaa magaalada Muqdisho ka socda munaasabadda xuska sanadguurada 74-aad ee asaaska ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo ka dhaceysa barxadda Dugsiga sare…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa Galabta la soo taagay maxkamadda Gobolka Banaadir, iyadoo loo heysto eedo dhowr ah.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa u guuray, kuna shaqo bilaabay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ee Soomaaliya.
Hoteelada magaalada Muqdisho ayaa bilaabay inay fuliyaan amarka wasaaradda amniga Soomaaliya iyagoo diiday in lagu qabto shirar aan fasax loo…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta Xarunta Wasaaradda Gaashaandhiga kulan kula yeeshay taliyeyaasha Ciidamada xoogga dalka ayaa ka hadlay…
Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow (Ducaale) ayaa digniin kasoo saaray shirar siyaasadeed ee saameynta ku yeelanayo xaaladda ammaanka.
Wasaaradda Amniga xukuumadda Soomaaliya ayaa war cad kasoo saartay howlgal xalay ka dhacay magaalada Muqdisho oo lagu xiray siyaasiga C/raxmaan…
Xildhibaannada kasoo jeeda Beesha H/Gidir ayaa xalay saqdii dhexe kadib tegay xarunta Madaxtooyada Soomaaliya iyagoo kulamo degdeg ah la yeeshay…
Xaaladda magaalada casimadda ah ee Muqdisho ayaa saaka degan, iyado heegan la geliyay ciidamada ammaanka oo xiray qeybaha muhiimka ah…
Howlgal ay caawa saqdii dhexe qaadeen ciidamada nabadsugidda NISA ayaa lagu qabtay siyaasiyiin mucaarad ku ah dowladda Soomaaliya.
Dood badan ayaa ka dhalatay warka ka soo yeeray xeer ilaaliyaha Qaranka ee ku saabsan in laba xildhibaan oo ka…
Xeer ilaaliyaha Qaranka Somaliya Dr Axmed Cali Daahir oo shaaciyay in laba Xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya lagu bilaabayo…
Dabley hubeysan ayaa xalay fal-naxdin leh ka geysatay xaafadda Zona Key ee degmada Hodan ee gobalka Banaadir, markii ay saqdii…
