Browsing: Featured
Miisaaniyaddii ay toddobaadkan ansixiyeen Baarlamanka Soomaaliya waxa ay la jaanqaadeysaa is bedelka dhinaca lacagaha ah ee ay sameysay dowladda markii…
Xoghayaha Gaashaandhigga dalka Maraykanka Jim Mattis ayaa sheegay in Soomaaliya ay ugu danbeyn leedahay madaxweyne u qalma in la taageero.
Ololihii muddooyinkan danbe ka socday magaalada Muqdisho ee lagu saxiixayay Mooshin xil ka qaadis madaxweyne Farmaajo ayaa loo waayay xildhibaanno…
Dowladda Soomaaliya ayaa war-saxafadeed yaab leh caawa kasoo saaray go’aankii dowladda Mareykanka ku joojisay taageeradii ay siin jirtay ciidamadda Xoogga…
Kooxda Alshabaab u qaabilsan Warbaahinta ee Al-Kataa’ib ayaa baahisay Filim ku saabsan weerar Al-Shabaab ka fulisayn degmada Beled Xaawo ee…
Sarkaal sare oo ka tirsan Waaxda Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa xaqiijisay in Mareykanka uu hakinayo gargaarki uu siin jiray ciidamada…
Qoraal dheer oo ay ku saxiixan yihiin xildhibaannada Beesha Cadaado ugu jira Maamulka Galmudug ayaa lagu diiday heshiiskii dhex maray…
Dowladda Maraykanka ayaa joojisay gargaarkii cuntada iyo shidaalka ee ay siin jirtay Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya, cabsi laga qabo musuq…
African Union (AU) troops landed in Mogadishu a decade ago to fight al Shabaab Islamist militants and Somali forces are…
Wadaadka dhowaan wadahadalka la furay dowladda Federaalka, kana mid ahaa hoggaamiyeyaashii Alshabaab Sheekh Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur) ayaa magaalada Kismaayo…
Wararka laga helayo isbitaallada Muqdisho ayaa sheegaya in qasaaraha qaraxii is-miidaaminta ahaa ee saaka lagu qaaday dugsiga sare ee Booliska…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax saaka aroortii ka dhaca magaalada Muqdisho oo lagu weeraray barxadda Dugsiga Booliska..
Guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareeyay, isla markaana dalbaday in la joojiyo shir uu qabanqaabinayo…
Mid ka mida xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa markii ugu horeysay si toos ah uga hadlay mooshinka saxiixiisa ka socda magaalada…
Sheekh Muhtaar Roobow (Abuu Mansuur) ayaa gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta KMG maamulka Jubaland.
Shirkii madaxda dalalka islaamka ee magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga ayaa laga soo saaray go’aano adag oo ku saabsan magaalada…
Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa goor dhow cod aqlabiyad leh ku meel mariyay Miisaaniyadda Dowladda 2018.
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Soomaliya Dr C/raxmaan Ducaalle Beyle oo shaaciyay natiijadii ka soo baxday shir uu Magaalada Nairobi kula soo…
Taliska ciidamada Mareykanka ee Qaarada Afrika ayaa war kasoo saaray duqeynta ka dhacay xalay Gobolka Sh/hoose ee lagu bar tilmaameedsaday…
Dowladii hore ee uu madaxweynaha ka ahaa Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaan bixin mushaarkii xildhibaannada Baarlamaankii 9aad oo gaareysa 5…
