Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Xeer ilaaliyaha Qaranka oo ka hor yimid sii deynta C/raxman C/shakuur [Shuruudihii lagu sii daayey oo uu shaaciyey]

    Xeer ilaaliyaha Qaranka oo ka hor yimid sii deynta C/raxman C/shakuur [Shuruudihii lagu sii daayey oo uu shaaciyey]

    December 21, 2017Updated:December 21, 20172 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Warqad ka soo baxday Xafiiska Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir  ayaa lagu sheegay in damiin lagu sii daayay C/raxmaan C/shakuur Warsame oo habeenkii Axada Ciidamada Dowladda Xabsi u taxaabeen.

    Qoraalka ayaa lagu sheegay in sii deynta C/raxmaan C/shakuur ay timid ka dib markii ay damiinteen Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf,madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare  iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Thaabit Cabdi Maxamed.

    Shuruudaha damaanada lagu sii daayay C/raxmaan C/shakuur ayaa ah.

    1- Inuusan C/raxmaan C/shakuur dalka ka bixi karin.

    2- Inuusan ka hadlin Saxaafada.

    3- Inuusan ka qeyb gelin karin isku soo baxyo nuuc kasta oo ay yihiin

    4-  inuusan la xiriirin Markhaatiyada,Baarayaasha ogolaasho la’aan

    5-  in marka looga yeero Xafiis kasta oo ay ka furan tahay dacwadiisa uu tago

    6 – inuusan ka qeyb geli karin shirar iyo kulamo siyaasadeed

    Saxiixayaasha damaanada ayaa waxay balan qaadeen iney si buuxda u damaanad qaadayaan in dhamaan sharuudahaasi ay fulin doonaan sida ay u qoran yihiina u dhowri doonaan,islamarkaana u hogaansami doonaan awaamiirta sharciga ah ee ku cad damaanada.

    Warkan oo ay faafisay Warbaahinta  dowladda ayaa yimid kadib markii Maxkamadda Gobolka banaadir ay ku dhawaaqday in dembi lagu waayey C/raxmaan C/shakuur wax caddeyn ahna ay keeni weysay xeer ilaalinta, waxaana tani u muuqataa in xeer ilaaliyaha Qaranka uu ka hor yimid go’aanka Maxkamadda, iyadoo qoraalka damiinka ee xeer ilaalinta maxkamaddu diiday.

    Axmed Cali Daahir C/raxmaan C/shakuur Maxkamadda Gobolka Banaadir Top Xeer ilaaliyaha
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleFarriintii ugu horeysay ee Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur: “Cadaaladda ayaa guuleystay…”
    Next Article 96 Xildhibaan dalbatay in la furo Baarlamaanka & Mooshinkii Madaxweyne Farmaajo oo dib u soo noolaaday

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo