Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa qoraal jawaab ah u diray xeer ilaaliyaha Qaranka, kaasoo ku saabsan codsi xasaanad ka qaadid laba xildhibaan oo Qarandumis lagu soo eedeeyay.
Qoraalka Jawaari oo ka kooban 6 qodod, lana ogeysiiyay madaxweynaha iyo Ra’iisal wasaaraha ayaa lagu caddeeyay inay sharciga baal marsan tahay sida xafiiska xeer ilaalinta arrintan u maareeyay, isagoo shir jaraa’id qabtay isla markaana dad aan dembi lagu heyn sharaftooda wax udhimay.
HOOS KA AKHRISO QORAALKA GUDDOOMIYE JAWAARI EE JAWAABTA AH




![Guddoomiye Jawaari oo Jawaab culus iyo talo sharciyeed u diray Xeer ilaaliyaha Qaranka [Akhriso Qoraalka]](https://wadani.com/wp-content/uploads/2017/01/Rasmi-Jawaari.jpg)