Browsing: Federaalka
Wararka laga helayo magaalada Garowe ee xarunta Puntland ayaa sheegaya in Madaxweynayaasha Puntland Siciid C/llaahi Deni iyo Jubbaland Axmed Maxamed…
Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland Siciid C/llaahi Deni iyo Axmed Maxamed Islaam ayaa shir gaara uga furmay magaalada Garowe, kaasoo ay…
Beesha Caalamka oo dadaal xoog leh u gashay in heshiiskii Doorashada ee Dhuusamareeb 3 la dhammeystiro ayaa madaxweynaha Soomaaliya ku…
Saacadihii ugu danbeeyay waxaaa baraha bulshada qabsaday olole ku saabsan xilka Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya oo loo saadaalinayo Ra’iisal wasaarihii hore…
Waxaa la galay saacadihii ugu danbeeyay ee magacaabista xilka Ra’iisal wasarah, waxaana madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo laga sugayaa inuu soo…
Madasha Xisbiyadda Qaran ee ay hoggaamiyaan Madaxweynayaashii hore ee dalka Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si aan…
Heshiiskii Doorashada ee Madaxweynaha Soomaaliya iyo saddex maamul goboleed + Gobolka Banadir ku gaareen magaalada Dhuusamareeb (Samareeb) wuxuu abuuray su’aalo…
Xisbiga Wadajir ee uu hoggaamiyo siyaassiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa soo saaray mowqifkiisa Heshiiskii Doorashada ee magaalada Dhuusamareeb ay ku…
Heshiiska Doorashada 2020/2021 ee magaalada Dhuusamareeb ku saxiixeen Madaxweynaha Soomaaliya, saddex maamul goboleed iyo Gobolka Banaadir, wuxuu meesha ka saaray…
Wareegii sadexaad ee wadatashiga Madaxda Qaranka ee arrimaha Doorashooyinka 2020/21 ee horey loogu heshiiyey Shirkii Dhuusamareeb laba ayaa ka dhacay…
Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa War yaab leh kasoo saartay Shirka Dhuusamareeb 3, iyadoo qas-wadayaal ku tilmaantay kuwa ka maqan…
Dowladda Mareykanka ayaa si toos ah ugu eedeysay Madaxweynaha Soomaaliya inuu xiisad siyaasadeed dalka ka abuuray markii isaga iyo baarlamaanka…
Ergeyga Soomaaliya u fadhiya Q/Midoobay Abuukar Baalle oo khudbad laga siiyey kulankii maanta ee Golaha Amniga Q/Midoobay ka yeeshay arrimaha…
Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, James Swan khudbad u jeediyay Galabta kulan ay xaaladda Soomaaliya ka yeesheen Golaha Ammaanka ee…
Kulan aya maanta magaalada Muqdisho ku yeesheen odayaasha Beesha Hawiye ayaa laga soo saaray talooyin baaq ku socda madaxweynaha iyo…
Baaritaan hordhac ah oo kasoo baxay Guddiga dowladda Soomaaliya u saartay dagaalkii dhiigga badan ku daatay ee ka dhacay xabsiga…
Sii-hayha Wasiirka waxbarashada xukuumadda Soomaaliya C/llaahi Goodax Barre ayaa soo saaray go’aan dalka looga saarayo madaxii hay’adda care International ee…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in horumar laga gaaray waanwana ay beesha caalamka ka dhex waday madaxweynaha Soomaaliya…
Dowladda Soomaalia ayaa magaalada Istanbul ee talka Turkiga heshiis cusub oo bilow ah kula saxiixatay shirkadda maamusha Dekadda Muqdisho ee…
Wakiilada Beesha Caalamka ee arrimaha Soomaaliya ayaa war-cusub kasoo saaray shirka Dhuusamareeb 3, iyadoo ballanqaaday inay fududeynayaan sidii loo hirgelin…
