Browsing: Federaalka
Iyadoo uu socdo ololaha warbaahinta Kenya ee ka dhanka ah Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya ee NISA ayaa qaar ka…
Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay kiisas cusub oo laga helay Cudurka Corinavirus maanta 30-ka April 2020.
Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada, ahna madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed ayaa sheagay inay dib u dhigeen dhismaha xisbigii mideyn lahaa xubnaha…
Dalalka Beesha caalamka ee daneeya arrimaha Soomaaliya ayaa ku kala qeybsamAY War-saxaafadeedka lagu taageeray heshiiska magaalada Nairobi ku dhex maray…
Sawirka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa dib loogu celiyey oo la suray Taallo ku taalla magaalada Muqdisho oo dad careysan ay dhowaan…
Qoraal sir ah kasoo baxay Madasha Xisbiyada Qaran, kuna socday madaxda Dowladda Soomaaliya ayaa lagu weerarray habka ay u shaqeyso…
Senator Maxamed-Amiin Sheekh Cusmaan oo ka tirsan Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka ayaa sheegay in Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka…
Wakiilada Beesha Caalamka ayaa soo taageertay wada-hadalladii heshiiska dhaliyey ee Axmed Madoobe Jubaland iyo siyaasiyiinta Golihii Isbadal doonka Jubaland ee…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo baaq degdeg ah kasoo saaray daadadkii ku fatahay magaalada Qardho, isagoo ka tacsiyeeyay musiibada…
Taliska Miltariga Maraykanka ee AFRICOM ayaa qirtay in sanad ka hor uu geystay duqeyn dad rayid ah lagu dilay gudaha…
Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay in maalinta berri ah ee Jimcaha ay tahay maalinta koowaad ee…
Maamullada Puntland iyo Jubbaland ayaa sheegay inaysan weli helin lacagtii ay Dowldda Federaalka sheegtay in la siinayo maamul Goboleeyada si…
Wakiilada Beesha Caalamka ayaa farriin adag gaarsiiyey Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya, taasoo ku socotay madaxweynaha Soomaaliya iyo madaxda dowladda Federaalka.
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, safiirrada dalalka saaxiibka la ah Soomaaliya iyo wakiillada hey’adaha caalamiga ah…
Agaasime Goboleedka Bankiga Adduunka ee u qaabilsan dalalka Kenya, Somalia, Rwanda iyo Uganda Mr. Carlos Felipe Jaramillo ayaa shaaciyey in…
Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa jawaab kulul u diray Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni oo dhowaan shaaciyey in…
Siyaasiga C/rxmaan C/shakuur Warsame ayaa khashifay cidda bixisay lacagta mashruuca “Baxnaano’ ee Madaxweynaha Soomaaliya uu shalay daah furay, isagoo wax…
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada xukuumadda Soomaaliya Saadaq Xersi Warfaa ayaa ka daba yimid Warkii ay Madaxtooyada Soomaaliya faafisay ee…
Dowladda Soomaaliya ayaa xil sare u magacawday Dhaqtarka caan ka ah magaalada Muqdisho iyo guud ahaan dalka xilligan lala tacaalayo…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa daah-furay Barnaamij oo bixiyey Baxnaano oo taakuleyn dhaqaale lagu siinayo qoysaskaa Danyarta ah, iyadoo…
