Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»Guddoomiyaha Hiiraan oo jawaab & hanjabaad culus u diray Madaxweynaha Puntland, kadib hadalkii kasoo yeeray..

    Guddoomiyaha Hiiraan oo jawaab & hanjabaad culus u diray Madaxweynaha Puntland, kadib hadalkii kasoo yeeray..

    April 21, 2020Updated:April 21, 20202 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa jawaab kulul u diray Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni oo dhowaan shaaciyey in raashinka yaala Puntland aan laga bixin karin loona iib geyn karin degaano kale.

    Guddoomiyaha Cali Jeyte ayaa sheegay in dekadda Boosaaso ay tahay hanti qaran oo umadda Soomaaliyeed ka dhaxeysa, isla markaana ay reero maamulaan ama dowlad Goboleedyo iyadoo dekadda kaliya ee Soomaali u sidam tahay ay tahay tan Muqdisho, wuxuuna caddeeyay in Hiiran ay tallaabo qaadi doonto haddii aanu Madaxweynaha Puntland ka noqon arrintaasi iyo dhibaatada aan jirin ee uu abuurayo.

    “Waxaa halkan laga qaadaa Khudaartii, xoolihii iyo subigii, waxaana la geeyaa oo looga nool yahay Bosaso iyo Garowe. Haddii aan aanan laga noqon go’aankaas, dekedaha kale ee dalka ayaan u wareegaynaa, wax kasta oo Puntland naga aadayana canshuur labo jibaar ah ayaan saaraynaa,” ayuu yidhi G/Jeyte oo ku hanjabay in Tanngii Yaanyo ah ay 20 doolar saari doonaan xabadii Qare (Xabxab) ah ee Puntland ku socdana ay 5 doolar saari doonaan si ay uga jawaabaan arrinta ka timid Puntland.

    Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan ayaa intaas ku daray inaysan adduunka hadda jirin meel ganacsigii laga xiray ama cunto la’aani ka dhacday. Balse kaliya dhibaatada taagan ay tahay cudurkaan soo kordhay ee Coronavirus, wuxuuna madaxweynaha Puntland ugu caqli celiyey inuusan abuurin xaalad aan jirin.

    Cali jeyte Hiiraan Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDowladda Somalia oo lagu cadaadinayo inay qaadato Soomaali ku xayiran dalka Turkiga & Cabsi laga qabo..
    Next Article Soomaaligii ugu horeeyay oo Cudurka Coronavirus ugu geeriyooday dalka Koonfur Afrika..

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo