Browsing: Federaalka
War kasoo baxay wasaradda Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in la joojiyey qaadashada casharradii…
Wasaaradda Caafimaadka xukuumada Soomaaliya ayaa waxaa hareyay fadeexad Musuqmaasuq ah oo keentay in la xiro Agaasimihii guud ee wasaaradda iyo…
Xoghayaha joogtada Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Maxamed Cali-Nuur Xaaji ayaa maanta ka guddoomay urur Goboleedka IGAD deeq lacageed…
Dagaal beeleedyo aan hore loo arag oo dad badan lagu laayey ayaa ka socda Gobollo ka mida Koonfurta Soomaaliya, xilligan…
Qoraal kasoo baxay Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya ayaa joojisay qabashada codsiyada Baasaboorka Soomaaliya, xaaladda ka dhalatay cudurka Covid-19 awgeed.
Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa xog dheeraad ah ka bixisay kiis ka mida labadii kiis ee ugu danbeeyay ee magaalada…
Madaxtooyada Puntand ayaa shaacisay in Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni uu sameystay maalin uu Bil kasta dadka la hadli doono.
Madaxweynihii hore ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa loo soo galbiyey magaalada Dhuusamareeb, kadib safar dhinaca dhulka ah uga…
Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay inaysan madasha uu hoggaamiyo aqbali doonin, kana horjeedaan wax kasta oo…
Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Suleyman Maxamed Maxamud ayaa shaaciyey in dad loo soo qabtay kiisas kufsi fool xun ah…
Qoraal kasoo baxay safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa lagu difaacay weriye Harun Macruf oo u shaqeeya Laanta Afsoomaaliya ee VOA-da…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, qeybta Puntland ayaa sheegaya inuu Qarax lala beegsaday mas’uul ka tirsan wasaaradda…
Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya C/llaahi Goodax Barre ayaa war kasoo saaray xilliga uu dhici lahaa imtixaanka Dugsiyada Dhexe iyo Sare…
Dowladda Soomaaliya ayaa goor dhoweyd shaacisay kiisas cusub oo Coronavirus ah in laga helay dalka, kadib natiijo kasoo baxday baaritaan…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa baaq naadir ah u diray ururka Alshabaab ee dagaalka kula jira dowladda Federaalka iyo ciidamada…
Wasiirkii hore ee Arrimaha dibadda Soomaaliya iyo tifiaftirihii laanta Afsoomaaliya ee BBC-da ayaa ka hadlay war kasoo baxay Hay’adda Sirdoonka…
Boqolaal Soomaali ah oo isugu jira siyaasiyiin, saxafiyiin, aqoonyahanno iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa taageero u muujiyey weriye…
Wasaaradda Arrimaha dibadda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday taageero lacageed oo loogu talogalay in looga jawaabo xaaladda ka dhalatay cudurka Coronavirus,…
Dalalka ku bahoobay Naadiga Paris ee loo yaqaan (Paris Club) ayaa ku dhawaaqay inay Soomaaliya ka cafiyeen lacag dhan 1.4…
Madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay qarax is-miidaamin ah oo ka dhacay xalay magaalada Garowe iyo…
