Browsing: Federaalka
Ra’iisal wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed ayaa goor dhoweyd soo bandhigay Khariirad (Map) aan hore loo arag oo dhulka Soomaalida…
Wasiirka Warfaafinta xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka hadlay sida uu u arko booqasho uu Madaxweyne Farmaajo ku…
Qaar ka mida xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka ee kasoo jeeda degaanada Puntland ayaa shaaciyey in xal laga gaaray arrintii shahaadada ardayda…
Madasha Xisbiyada Qaran ee mucaadka oo ay hoggaamiyaan Madaxweynayaashii hore ee dalka Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud ayaa…
Kulankii Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Somaliland ku yeesheen magaalada Addis ababa ee dalka Itoobiya 11-kii bishan Febraayo 2020 wuxuu guul siyaasadeed…
Dowladda Soomaaliya ayaa yeelatay ciidamadii ugu horeeyay ee Daraawiishta Booliska Soomaaliya, kadib markii 300 askari oo tababar loo soo xiray…
Waxaa Muqdisho lagu soo dhoweeyay ciidamada Gorgor ee kumaandooska Soomaaliya oo tababar gaara kusoo qaatay dalka Turkiga.
Ciidamo fara badan ayaa la dhigay wadooyinka magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug, iyadoo laga cabsi qabo inuu halkaasi ka…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa sheegay in wareysigii uu Madaxweyne Farmaajo siiyey Universal TV uu ku sheegay in doorashadii 2016-kii…
Hoggaamiyaha Ahlu suna ee Gobollada Dhexe Macalim Maxamuud Sheekh Xasan Faarax ayaa aamusnaantii ka baxay isagoo sheegay in Ahlu suna…
Madaxda & Guddiyada maamula labada hay’adood ee ugu weyn Maaliyadda dunida ee Bankiga Adduunka iyo Hay’adda Lacagta Adduunka ee IMF…
Wasaaradda maaliyada dowladda Mareykanka ayaa liiska argagixisada ka saartay shirkadii Isgaarsiinta iyo xawaaladda Albarakaat oo sanadkii 2001-ka la xayiray hantideeda,…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa fuliyey mid ka mida qodobbo la sheegay inuu ka dalbaday Madaxweynah Somaliland Muuse Biixi…
Qoraal ka soo baxay wasaaradda Wafaafinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa si adag loogu beeniyay warbixintii ay maanta oo saartay Hay’adda Amnesty…
Hay’adda Xuquuqda Aadanaha ee Amnesty International ayaa warbixin ay maanta soo saartay ku sheegtay in suxufiyiinta Soomaaliya ay wajahayaan qaraxyo,…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta dalka dib ugu soo laabtay, kasib socdaalkiisii dalka Itoobiya ayaa kormeeray Xarunta Tirakoobka…
Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Donald Yamamoto iyo Taliyaha ciidamada Mareykanka ee Africom Gen. Stephen J. Townsend ayaa maanta tegay nagaalada…
Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in todobaadkan ay dib u billowday taageeraddii milatari ee ay siin jirtay ciidmada dowladda Soomaaliya, si…
Askar ka tirsan ciidamada Booliska iyo NISA ayaa u xiran kiiskii baxsashada Wasiirkii Amniga Jubbaland C/rashiid Xasan Buur (Janan) oo…
Taliyihii hore ee ciidamada NISA C/llaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa si weyn u weerarray Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo…
