Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»XOG: Askar loo heyso baxsashadii C/rashiid Janan oo toddobaadkii Saddexaad u xiran Hay’adda NISA

    XOG: Askar loo heyso baxsashadii C/rashiid Janan oo toddobaadkii Saddexaad u xiran Hay’adda NISA

    February 12, 2020Updated:February 15, 20202 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Askar ka tirsan ciidamada Booliska iyo NISA ayaa u xiran kiiskii baxsashada Wasiirkii Amniga Jubbaland C/rashiid Xasan Buur (Janan) oo 28 Janaayo uu Booliska shaaciyey inuu ka baxsaday goobtii lagu heyay ee magaalada Muqdisho.

    Askartan kiiskan loo heysto ayaa kala ah afar askari oo laba ka mida ay Boolis yihiin, halka labada kale ay ka tirsan yihiin ciidamada Nabadsugidda, waxayna ku wada xiran yihiin xarunta Baarista Nabadsugidda ee magaalada Muqdisho.

    Ehelada askartan ayaa walaac ka muujiyey xaaladda askartan iyo qaabka loo xiray, waxaana laga soo weriyay, inaysan askartaasi ogeyn waxa ay ilaalinayeen markii Taliyaha qeybta Bari uu geeyay Guri ku yaalla Degmada Shibis, halkaasi uu amray inay ilaaliyaan maxbuus ku jira, kadibna maalintii xigtay loo xiray inuu baxsaday maxbuuskii.

    Labada askari ee Booliska oo kiiskan loo xiray ayaa lagu kala magacaabaa Shuceyb Xasan Yuusuf iyo Maxamed Axmed Xasan, waxayna ka tirsanaayeen saldhigga Booliska Degmada Shibis, iyagoo waqti kooban ku sugnaa Guriga la sheegay inuu ka baxsaday C/rashiid Janan.

    Arrinta la yaabka leh ayaa ah in ciidamo Boolis ah ay u xiran yihiin Hay’adda NISA, booliskuna aanu wax tallabo ah qaadin; wuxuuna xarigooda galay toddobaadkii saddexaad, mana jiro muddo 15 maalmood ah wax maxkamad ah oo lasoo taagey, waxayna wararka qaar sheegayaan in kiiska askartan lugaha loo geliyey ay saraakiil kale doonayaan inay ku saan-tirtaan.

    Saraakiisha Nabadsugidda ee gacanta ku haya askartan ayaa ehelada askartan u sheegay inaysan awood u lahayn sii heynta askartan, basle aysan jirin qaab ay u sii daayeen ama cid ay ku wareejyaan.

    Dowladda Soomaaliya ayaan weli ka hadlin qaabki uu ku baxsaday C/rashiid Janan iyo sababta keentay in Guryo lagu hayo, halkii xabsi dowladeed lagu xiri lahaa, waxaana C/rashiid Janan laftiisa uu sheegay in saraakiil sare ay kala shaqeeeyeen baxsashadiisa.

    Booliska C/rashiid Janan Muqdisho NISA Top Xariga C/rashiid Janan
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleSanbaloolse: “Farmajo Doorasho uma socdo, waxaana ka cabsi qabaa in dowladdan gacantiisa ku burburto”
    Next Article Mareykanka oo saddex sano kadib ku dhawaaqay inuu dib u bilaabay taageeradii Milateriga Somalia.

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo