Browsing: Federaalka
Hay’adaha Ammaanka dowladda Somalia ayaa soo bandhigay xubno ka tirsan Alshabaab oo baxsad ka ah cadaaladda, kuwaasoo loo heyso falal…
Musharaxa xilka Madaxweynaha Galmudug, kana tirsan Baarlamaanka Federaalka Xildhibaan C/raxmaan Odowaa ayaa dalbaday in dowladda Soomaaliya ay la noqoto Guddiga…
Senator Muuse Suudi Yalaxow ayaa sheegay inuusan qabiil ahaan u necbeyn Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo, balse uu nacay shaqadiisa.
Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa farriin tacsi ah u diray dowladda iyo shacabka Kenya, taasoo ku saabsan…
Guddiga Doorashada Baarlamaanka labaad ee Galmudug ayaa kulan uu maanta ku yeeshay magaalada Dhuusmareeb waxay ku shaaciyeen in xilliga la…
Madaxweynaha Somaaliya goor dhoweyd ka dhoofay Garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho, isagoo ku sii jeeda magaalada Masqat ee dalka Cumaan.
Siyaaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo hoggaamiya Xisbiga Wadajir ayaa ku eedeeyay dowladda Soomaaliya inay isku dayday sidii ay uga hor…
Wararka laga helayo dalka Malaysia ayaa sheegaya in Booliska magaalada Kualalumpur ay ka dalbadeen siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame inuu joojiyo…
Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Midowga Yurub ayaa maanta oo Axad ah ku kala saxiixday Muqdisho heshiis ku saabsan maqaamka…
Guddiga Farsamada iyo maamul u sameynta Galmudug ayaa shaaciyey xildhibaanno cusub oo ka mid noqday Baarlamaanka labaad ee Galmudug.
Iyadoo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug ay maanta kulankoodii ugu horeeyay ku yeesheen xildhibaannada cusub ee Baarlamaanka Galmudug ayaa…
Baarlamaanka cusub ee Galmudug oo kulankiisii ugu horeeyay maanta ku yeeshay magaalada Dhuusamareeb ayaa yeeshay Guddoomiye KMG..
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in Maanta uu kulankii ugu horeeyay isugu imaan doono Baarlamaanka Cusub ee maamulka…
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa shaacisay kulan muddo dheer qaatay magaalada Asmara ku dhex maray Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Eritrea Maxamed C/llaahi Farmaajo…
Guddiga Farsamada iyo maamul u sameynta Gamudug ayaa goor dhoweyd shaacyey Liiska xildhibananada cusub ee Baarlamaanka Galmudug ee ay soo…
Guddiga Farsamada iyo Maamul Dhisidda Galmudug ayaa War-saxaafadeed uu soo saaray ku sheegay in si degdeg loogu gudbayo soo xulida…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa ka digey in xog ay dhowaanahan Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya ka ururineysay shaqaalaha iyo saraakiisah ciidamada…
Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorshooyinka Qaranka ayaa maanta shahaadooyin guddoonsiiyey 7 xisbi oo cusub oo ka mid noqon doona xisbiyada…
Xog dheeraad ah ayaa lag helay sababta keentay in madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Galmudug Amed Ducaale Geelle (Xaaf) uu khilaaf…
Warbaahinta Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in ciidamada Danab ay howlgal ka dhacay Gobolka Sh/Hoose ku dileen tiro badan oo ka…
