Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»XOG: Ahlu Suna oo la timid musharax u taagan xilka Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug, kadib heshiis looga baxay…

    XOG: Ahlu Suna oo la timid musharax u taagan xilka Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug, kadib heshiis looga baxay…

    January 12, 2020Updated:January 12, 20202 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Iyadoo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug ay maanta kulankoodii ugu horeeyay ku yeesheen xildhibaannada cusub ee Baarlamaanka Galmudug ayaa la galay xillgii ugu adkaa ee ololaha doorashada maamulkaasi.

    Jagooyinka Madaxweynaha, madaxweyne ku xigeenka, Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo labadiisa ku xigeen ayaa dhammaantood waxaa ku loolamayo beelo awood qeybsi ahaan loogu cayimay, laakiin waxaa doorashadan ku cusub in xilka madaxweynaha ay isu sharxeen beelo ka baxsan kuwii hoos ahaan loogu calaamadeeyay.

    Ahlu suna oo ugu danbeyn ogolaatay inay qeyb ka noqoto maamulka cusub ee Galmudug markii ay ku yeelatay 20 xildhibaan ayaa rajo kale ka qabtay inay hesho xilka guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Galmudug, kaasoo ay usoo sharxeyso xildhibaan kasoo jeeda beelaha ku tartamaya, laakiin waxay wararku sheegayaan inay arrintaasi ay adkaatay, taasoo keenay inay qorsheyaal kale la timaado Ahlu suna.

    Dowladda Soomaaliya ayaa wadata laba musharax oo xoog leh, kuwaasoo u taagan xilka Madaxweynaha iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug, laakiin waxaa ka hor imaan kara cadaadis haddii ay is baheystaan xubnaha kasoo horjeeda oo dhan.

    Ahlu suna oo hadda u muuqatay inaysan heli karin xilka guddoomiye ku xigeenka koowaad ayaa wada qorshe ay ku soo sharxeyso qof u tartama xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka, waxayna wadataa xildhibaan ay isku jufo yihiin Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre oo lagu magacaabo Cabdi Maxamuud Fiidow.

    Halista heysata Alhu suna ayaa ah in xildhibaannada Galmudug oo dhan aysan taageero ka heysan, iyadoo sidoo kale qaar ka mida xildhibaanadii ay soo xushay ee 20-ka ahaa lasoo weriyey inaysan u daacadu ahayn Ahlu suna.

    Ahlu suna doorashada Galmudug Galmudug Kheyre Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAmiirka dalka Qatar oo socdaal aan la shaacin maanta ku tegay Magaalada Tehran ee dalka Iran
    Next Article Sheekh Xasan Nasrallah oo kashifay Sir ku saabsan Gen. Qasim Suleymani & Farriin ku socota Dalalka Khaliijka..

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo