Browsing: Federaalka
Waxaa la shaaciyey magacyada Odayaasha Dhaqanka Beelaha ee saxiixayaasha Galmudug ee soo xulaya Baarlamaanka cusub ee maamulka Galmudug oo la…
Guddoonka Golaha shacabka ayaa guddi soo baara u saaray xayiraad ciidamada Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Somalia ay saareen xildhibaanad ka…
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaailya ee dalka Turkiga Cabdullaahi Jaamac Maxamed (Ceydiid) ayaa sheegay in bulshada Soomaaliyeed uusan wax saameyn ah…
Madasha Xisbiyada Qaran ee uu hoggaamiyo Madaxweynihii hore ee Soomaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa qoraal furan u dirtay Ra’iisal wasaaraha…
Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka UCID ee Somaliland ayaa sheegay inuu magaalada Nairobi kula kulmay madax Soomaaliyeed oo ay ka mid yihiin…
Beesha Dir, gaar ahaan Surre ayaa shaacisay in madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo uu dagaal ku hayo beeshooda, isagoo u…
Maxkamadda Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida ayaa bilowday baarista kiis la xiriira musuqmaasuq iyo dayacaad ay ku kaceen saraakiisha…
Madaxweynaha Jubbaland ee dib u doorashadiisa muranka dhalisay Axmed Maxamed Islaam oo ku sugan magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa…
Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga ayaa gaaray heshiis cusub oo is-afgarad ah, kadib socdaal uu dalkaasi ku gaaray Wasiirka Arrimaha Dibadda…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, ahna Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran Shariif Sheekh Axmed iyo xubno ka mida xisbigiisa ayaa magaalada Jabuuti…
Kulan ay maanta wadajir u yeesheen labada Aqal ee Baarlamanka oo ahaa shirkoodii saddexaaad ayaa lagu qeybiyey Sharciga Doorashada ee…
Mareykanka ayaa ka dalbaday dowladda Soomaaliya inay ku dhaqaaqo Qodob oo muhiim u ah Doorashooyinka soo socda ee Soomaaliya, kadib…
Xoghayahii joogtada ahaa ee wasaaradda Arrimaha gudaha xukuumadda Soomaaliya ayaa xilkii banneeyay kadib fulinta go’aan kasoo baxay Golaha Wasiirada oo…
Golaha Ammaanka Q/Midoobay ayaa war kasoo saaray xaaladda Soomaaliya, kadib markii Golaha ay warbixinno u jeediyeen 21-kii Novembar 2019, Wakiilka…
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya ayaa beenisay war ku saabsan in garoonka Muqdisho laga ceiyay, loona diiday inay dalka soo…
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa 25-ka Novembar 2019 u magacaabay xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka inuu noqdo Suleymaan Maxamed Maxamuud, waxaana uu…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xilka ka qaaday xeer-ilaaliyihii guud ee Qaranka Axmed Cali Daahir, isaga oo magacaabay xeer…
Maxkamadda sare ee dalka ayaa maanta dib u bilowday Dhageysiga dacwadda u dhaxaysa Xisbiga Himilo Qaran iyo Hey’adda Duulista rayidka…
Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo ka mida culimada waaweyn ee Soomaalida ayaa sheegay inuu isagu dalbaday in la joojiyo muxaadaradii…
Qoral ay soo saareen Madasha Xisbiyada Qaran ee ay hoggamiyaan madaxweynayuaashii hore ee dalka Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh…
