Browsing: Federaalka
Guddiga Doorashada Galmudug ee uu Ahlu suna ayaa shaaciyey Habraaca lagu soo xuli doono xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Galmudug.
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa shir jaraa’id oo degdeg ah qabtay ayaa ka digay colaad saansaanteeda ka muuqato gobolka Galgaduud.
Xildhibaaanada Baarlamaanka Federaalka ee Golaha shacabka Soomaaliya maanta ansixiyey xisaab xirka miisaaniyadda dowladda ee sanadkii 2017.
Dowladaha Soomaaliya iyo Qatar ayaa kala saxiixday heshiis gaara oo la sheegay inay Soomaaliya isticmaalka dayax-gacmeed loo adeegsado arrimaha isgaarsiinta.
Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta la hor keenayaan xisaab-xirka sanadkii 2017 oo ahayd tii ugu horeysay ee ay ku…
Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa ka noqday dacwad uu faray xeer ilaalinta Puntland inay ku qaado xildhibaan ka tirsan…
Dowladda Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa deeq lacageed soo gaarsiiyey Guddiga Gurmadka Dowladda Soomaaliya, iyadoo qeyb labaad oo qalab ah ay soo…
Dowladda Uganda ayaa ciidamo cusub oo Boolis ah u soo direa Soomaaliya, iyagoo ku biiri doono ciidamada Booliska AMSOM ee…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa ka digay haddii aan degdeg wax looga qaban fatahaadda ka jirta Gobollo ka mida Soomaaliya…
Odayaasha dhaqanka beelaha Galmudug oo ah saxiixayaasha rasmiga ah ayaa ka hor yimid in Ahlu suna la siiyo soo xulista…
Madaxweynihii hore ee dowladii KMG ahayd Shariif Sheekh Axmed iyo Guddoomiyihii Baarlamaanka dowladaasi Shariif Sheekh Axmed ayaa mar kale si…
Xafiiska xeer ilaalinta Puntland ayaa dacwad ku soo oogay xildhibaan Cawil Xasan Daad oo ka tirsan golaha Wakiilada Puntland, isagoo…
Waxaa goor dhoweyd looga dhawaaqay Madasha Xisbiyada Qaran oo ay ku bahoobeen dhowr xisbi siyaasadeed.
Iyadoo lagu howlan yahay dhismaha isbaheysi xoog leh oo ay ku jiraan siyaasiyiinta iyo xisbiyada waaweyn ee mucaaradka ku ah…
Maxkamadda darajada koowaad ee ciidanka qalabka sida ayaa saaka xukun ku riday mas’uuliyiin iyo sarakiishii hore ee demada Maxaas, Gobolka…
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka mida Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhaliilay xukuumadda Soomaaliya lacag yar oo ay u…
Madaxa Xukuumada Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan oo qoraal u diray Wakiilada Beesha Caalamka ee arrimaha Soomaaliya ayaa ku…
Waxaa weli lagu laβ yahay Magaalada Baledweyne ilaa 10 qof oo ka mida dadkii ay la degtay Doontii ay la…
Wararka laga helayo Magaalada Baladweyne ayaa sheegaya inay weli socdaan gurmadka lagu raadinayo dadkii lagu waayey Doontii shalay ku degtay…
Guddiga gurmadka fatahaadaha ee xukuumadda Soomaaliya ayaa shaaciyeyin xaaladda Magaalada Baladweyne ay tahay mid halis ah oo u baahan gargaar…
