Browsing: Federaalka
Madaxweynaha Maamulka K/Galbeed ayaa maanta kulan Qado sharaf ah gurigiisa ugu sameeyay xildhibaannada Baarlamaanka K/Galbeed, iyadoo kulankaasi looga hadlay mustaqbalka…
Dowladda Mareykanka ayaa xayiraad ku soo rogtay 7 qof oo Kenyaan ah, kuwaasoo lala xiriiriyey inay taageeraan argagixisada, sida lagu…
Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa kulankoodii toddobaadlaha ahaa ku ansixiyey Qorshaha 9-aad Horumarinta Qaranka oo Golaha ay u soo…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa Caawa khudbadiisii ka jeediyey fadhiga 74-aad ee Golaha Guud ee Q/Midoobay xarunta Q/Midoobay ee…
Wararka aan ka heleyno gobolka Gedo ayaa sheegaya in dadka ku dhaqan halkaasi ay isaga barakaceen guryahoodi, kaddib markii ay…
Dowladda Qatar ayaa ugu baaqday dhinacyada iyo kooxaha siyaasadda ee Soomaaliya inay meel iska dhigaan khilaafaadka u dhaxeeya, una midoobaan…
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in bannaanbax looga horjeedo dowladda Somalia, laguna dalbanayo sii deynta Wasiirkii Amniga Jubbaland…
Ciidamada Milateriga ee Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa shaaciyey in howlgal ay ka fuliyeen Gobolka Sh/Hoose ay ku laayeen maleeshiyo ka…
Qoraal kasoo baxay xafiiska madaxweynaha dib loo doortay ee maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa lagu dhaaciyey in dib loo…
Aqoonyahan Feysal Rooble oo falanqeeye Arrimaha Soomaaliya iyo Mareykanka ayaa ka hadlay abaal marintii Concordia ee shalay Magaalada New York…
Madaxweynaha dalka Masar oo hadda ah guddoomiyaha Midowga Afrika ee sanadkan ayaa kulan dhexdhexaadin ah isugu keenay madaxweynayaasha dalalka Kenya…
Waxaa maanta Magaalada Addis Ababa ka furmay Shir ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Batroolka Iyo Macdanta Xukuumadda Soomaaliya oo looga hadlayo…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamed Maxamuud (Filish) ayaa beeniyey warar looga faafiyey baraha bulshada oo ku saabsanaa inuu u jawaabay…
Xildhibaan C/rashiid Maxamed Xiddig oo ka mida madaxweynayaasha magaalada Kismaayo ka sheegtay xilka madaxweynaha Jubbaland ayaa si kulul ugu jawaabay…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo markii ugu horeysay ka qeyb galaya shirka Golaha Guud ee Q/Midoobay ayaa kulamo gaargaar…
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, C/llaahi Cali Xassan ayaa maanta si rasmi ah u furay aqoon-iswaydaarsi ku saabsan habka…
Madaxweynihii hore ee Dowladii KMG ahayd ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa cudurdaar iyo raaligelin ka bixiyey war kasoo yeeray…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, ahna xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si weyn u cambaareeyay falkii Shariif…
Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa shaaciyey in isbedel weyn lagu sameynayo qaabka loo sugo amniga caasimadda Muqdisho, isagoo sheegay in…
Duubabka beesha uu kasoo jeedo Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed ayaa Gurigiisa ku booqday, kadib markii shalay loo diiday inuu…
