Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Wednesday, June 3
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»Xasan Sheekh: “Dowladdaan waxay ku jirtaa dulqaadka Dadka Muqdisho, Dadka yaan laga daba geynin, haddii kale..”

    Xasan Sheekh: “Dowladdaan waxay ku jirtaa dulqaadka Dadka Muqdisho, Dadka yaan laga daba geynin, haddii kale..”

    September 23, 2019Updated:September 24, 20192 Mins Read Baarlamaanka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, ahna xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si weyn u cambaareeyay falkii Shariif Sheekh Axmed looga hor istaagay inuu diyaarad u raaco magaalada Kismaayo.

    Isagoo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho saacado kadib shirkii jaraa’id ee Shariif sheekh Axmed ayuu uga hadlay Xasan Sheekh inay sharci darro ah hawada la xirayo iyo xayiraadda la saaray magaalada Kismaayo, wuxuuna ka dalbaday madaxda dowladda Somalia inay ka waantoobaan dhaqanka sharci darrada ah iyo ku takri falka awoodda iyo maamulka hawada Soomaaliya oo socod dheer loo soo maray.

    Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dhaqanka keli-taliska ah uu shalay dalkan ku burburay, maanta oo Soomaaliya ay soo kabaneyso aysan suuragal ahayn in dib loogu celiyo, wuxuuna difaacay nidaamka federaalka ee lagu ansixiyey shirkii dib u heshisiinta ee dalka Kenya ka dhacay.

    “Qof iyo xukuumadda ma diidi karaan, mana hor istaagi karaan qof iyo xukuumad, jid dheer iyo dhibaato ayaa loo soo maray federaalka iyo dowlad Goboleedyada.. wax badan ayaa qabyo ah oo u baahan in dadka Soomaaliyeed ka wadahadlo..” ayuu yiri Xasan Sheekh oo dowladda ugu baaqay inay dib u heshiisiin fududeyso iyo wadahadal.

    “Dadka lagu kari la’ yahay in dowladnimada wax ku daraan.. dulqaadka iyo dowlad jaceylka ay qabaan dadka Muqdisho ayey dowladani ku jirtaa… dadka yaan laga daba geynin… wixii shalay dhacay waa la garanayaa…. hoggaanka waxaan kula dardaarmeynaa inaan dadka derbiga lagu geynin..” ayuu digniin ku bixiyey Xildhibaan Xasan Sheekh.

    HOOS KA DAAWO

    Farmaajo Kismaayo Top Xasan Sheekh
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleTaliyaha Booliska oo ku dhawaaqay isbedel cusub lagu sameynayo Amniga Caasimadda [Koontaroolo cusub oo la..]
    Next Article Sheekh Shariif oo Raaligelin ka bixiyey hadal kasoo yeeray oo ay Caroodeen Siyaasiyiinta & Maamulka K/Galbeed

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo