Browsing: Federaalka
Xildhibaan C/shakuur Cali Mire ayaa ku tilmaamay si xun u adeegsiga Federaalka iyo miraha laga dhaxlay Qaranjabkii Soomaaliya in guddoomiye…
Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay inay diyaariyeen Mooshin ka dhan ah dowladda Kenya iyo damaca ay ku…
Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash) ayaa ka hor yimid baaq wadahadal ah oo madaxweynaha Puntland…
Xiisad ayaa soo kala dhex gashay ciidamada Kenya iyo Itoobiya ee ku wada sugan magaalada Kismaayo, kadib dhacdadii Garoonka diyaaradaha…
Taliska ciidamada Mareykanak ee Afrika ayaa war kasoo saaray Duqeyn dhinaca cirka ah oo maanta ay ka fuliyeen dagaalamyaasha Al-Shabaab…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa is mari waa’ Galabta maanta magaalada Kismaayo ku dhex martay Ciidamo Itoobiyaan ah, Ciidamada…
Qoraal ka soo baxay Guddoonka cusub ee Baarlamaanka Jubbaland ayaa lagu sheegay in kadib wadahadal dhex maray Guddiga Doorashada Jubbaland,…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa isagoo ku sugan dalka Jabuuti war kasoo saaray socdaalka wafdi ka socda dalka Qatar…
Dowladda Somalia ayaa ku taageereysa Jabuuti sidii ay guuleysan lahayd kursiga aan joogtada ahayn ee Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay oo…
Wasiirka Arrimaha Dibadda Qatar oo socdaal aan la shaacin ku yimid magaalada Muqdisho, lana kulmay..
Wasiirka arrimaha dibadda, ahna Ra’iisal wasaare ku xigeenka dalka Qatar ayaa socdaal aan hore loo shaacin maanta ku soo gaaray…
Waxaa maanta magaalada Muqdisho soo gaaray wafdi ka socda dalka Qatar, iyadoo wadooyinka muhiimka ah ee Caasimadda oo xiray wafdigan…
Xildhibaannada labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo magaalada Kismaayo u tegay taageeradda madaxweynahaa Juballand ee ololah ugu jira in…
Shirki wadatashiga ahaai Wasaaradaha Warfaafinta Dowladda Federaalka iyo Dowlad-Goboleedyada Soomaaliya ee magaallada Muqdosho ayaa lasoo gabagabeeyay, iyadoo looga hadlay iskaashiga…
Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash) ayaa sharci darro ka dhigay Guddi Guddiga Doorashooyinka KMG ah ee…
Guddoomiyaha guddiga doorashada Jubbaland Xamse Cabdi Barre ayaa rali gelin ka dalbaday wakiilka Q/Midoobay ee Soomaaliya James Swan, kadib markii…
Maxkamada sare ee Ciidamada Qalabka sida ayaa Maanta xukun dil ah ku riday Saddex askari oo ka kala tirsanaa Ciidamada…
Qoraal jawaab ah oo wakiilka Q/Midoobay ee Soomaaliya James Swan oo ku hadlaya magaca Beesha Caalamka u diray Guddiga Doorashada…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Gobolka Galgaduud ayaa sheegay in is-rasaaseyn ay halkaasi ku dhex martay ciidamo ku…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Baarlamaanka Golaha Isbedeldoonka ee ay ku midoobeen mushararixiinta iyo Odayaasha ka horjeeda…
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saartay Qoraal ku saabsan Doorashada Dowlad Goboleedka Jubaland.
