Browsing: Federaalka
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kana mida xisbiga UPD uu hoggaamiyo madaxweynihii hore ee Soomaaliya…
Iyadoo maanta magaalada Kismaayo ay ka dhacday Doorashada Guddoonka Baarlamaanka labaad ee Jubbaland garabka Axmed Madoobe ayaa waxaa iyadoo aan…
Waxaa goor dhoweyd magaalada Kismaayo lagu doortay Guddoomiyaha cusub baarlaamanka Jubbaland kadib doorasho ka socoto Magaalada Kismaayo oo ay qabanqaabiyeen…
Wararka lag helayo Gobolka Bay ayaa sheegaya in maleeshiyada Alsahbaab ay weerar culus saaka ku qaadeen degaanka Deynuunaay ee duleedka…
Guddiga Doorashada Jubbaland ayaa Goor dhoweyd soo saaray qoraal uu ku sheegay inuu kordhiyey waqtiga Doorashada Madaxweynaha maamulkaasi, iyadoo fursad…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug ayaa sheegaya in shirkii dib u heshiisiinta Beelaha Galmudug ee lagu waday…
waxaa magaalada Kismaayo maanta gaaray C/kariin Muuse (Qalbi-dhagax) oo ka mida Saraakiishaabhada ONLF oo dowladda Soomaaliya ay u gacan gelisay…
Waxaa la diyaariyey xarunta uu ka dhacayo shirk dib u heshiisiinta beelaha Galmudug ee magaalada Dhuusamareeb, iyadoo Guddiga qabanqaabada shirka…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Guddiga Dastuurka Maamulka Jubbaland uu aqbalay labadii qodob ee ay wateen Wakiilada…
Waxaa maanta gaaray magaalada Kismaayo maanta gaaray wafdi ka socda Beesha caalamka oo uu hoggaaminayey Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya…
Waxaa maanta ku sii jeeda magaalada Kismaayo wakiilio ka socda beesha caalamka oo dadaal ugu jira in xal loo helo…
Musharaxa xilka madaxweynaha maamulka Jubbaland ee ka mida garabka muraaaradka C/naasir Seeraar ayaa digniin u jeediyey xildhibaannada iyo Senatoorada Kismaayo…
Waxaa galabta magaalada Kismaayo lagu dhaariyey baaralmaankii labaad oo ay soo xuleen Guddiga Doorashada ee Musharixiinta isbedel-doonka Jubbaland, kaasoo barbar…
Waxaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee KMG ah ee Jubbaland xildhibaannada Mucaaradka ku ah dowladda Somalia ee ka tirsan labada…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya inay halkaasi ka socdaan ololeyaal iska horjeeda oo ku saabsan Doorashada maamulkaasi oo…
Kulan magaalada Maka ku dhex maray Madaxweynaha Somalialnd iyo wasiiro ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dood weyn ka dhaliyey…
Qoraallo kala duwan oo ka soo baxay maamul Goboleedka Puntland iyo xisbiyada siyaasadda ee ay hoggaamiyaan madaxweynayaashii hore -Xasan Sheekh…
Waxaa si weyn loo hadal hayaa oo dood weyn ka dhaliyey baraha Bulshada Sawirro ay xajka wadajir ugu galeen madaxweynaha…
Guddiga Doorashada Musharixiinta kasoo horjeedda Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa soo saaray Liis cusub oo ah xildhibaannada Jubbaland…
Musharixiinta xilka Madaxweynaha ee Jubbaland ee kasoo horjeeda Axmed Madoobe ayaa qaadacay xildhibaannada ay soo xuleen Guddiga Doorashooyinka maamulkaasi.
