Browsing: Federaalka
Afar Xisbi siyaasadeed oo ay hoggaamiyaan madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya iyo siyaasiyiin mucaarad ah ayaa soo saaray Qoraal ay uga…
Maxkamdda darajada koowaad ee ciidamada Qalabka sida ayaa xabsi ku xukuntay ciidamo iyo maleeshiyo lagu soo qabtay jig-gooyo ay dhigeen…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa goor dhow si rasmi ah u furaya kalfadhiga 5-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo shalay tegay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga iyo Xerada Jen. Gordon ayaa balanqaadkiisii ugu weynaa ee…
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa maanta ku sii jeeda magaalada Muqdisho, iyadoo socdaalkiisu daba joogo safarkii Ra’iisal…
Ciidamada Milateri Soomaaliya ee difaaca uga jira degmada Baraawe ee Gobolka Sh/Hoose ayaa ku soo biiray ciidamada gadoodsan ee ka…
Isbedelkii ugu weynaa oo mar qura dhaca ayaa lagu sameeyay Booliska Gobolka Banaadir, iyadoo xilalkii laga qaaday taliye qeyb, ku…
Taliska Booliska Soomaaliya ayaa xilalkii ka qaaday taliyaha qeybta Waliyow Cadde ee G/Banaadir iyo qaar ka mida taliyeyasha Booliska degmooyinka…
Taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Gen. Daahir Aadan Cilmi (Indhaqarshe) ayaa mar kale ka hadlay ciidamada gadoodsan ee Gobolka Sh/Dhexe,…
Jeneraal Yuusuf Maxamed Siyaad (Indhacade) oo ka mida Guddi madaxweyne Farmaajo u magacaabay soo celinta hantida ciidamada ayaa faahfaahin ka…
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Jen. Daahir Aadan Cilmi (Indha-qarshe) ayaa Amarro siiyey ciidamada kasoo baxay furimaha, isagoo ka hadlay tira-koobka…
Aakhirkii sanadkii hore 2018 iyo horaantii sanadkan 2019 waxaa mar kaliya soo shaac baxay dood ku saabsan mushaar la’aan soo…
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa xukuumadda uu hoggaamiyo Xasan Cali Kheyre u soo jeediyay inays xilka iska casisho inta aanu…
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka tiran Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ugu baaqay madaxda dowladda Soomaaliya inaysan siyaasadeyn mushaarka ciidamada,…
Maxkamada Darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka sida dil toogasho ah ku xukuntay laba eedeysane oo ka tirsanaa Alshabaab, kuwaasoo lagu…
Wararka laga helayo gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegaya inuu dagaal ka socdo gudaha degmada Balcad ee Muqdisho u jira 30 KM,…
Wasaaradaha Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya iyo Taliska Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa War kasoo saaray mushaar la’aan heysata ciidamada xoogga dalka iyadoo…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/hoose ayaa sheegay in qaar ka mida ciidamada Milateriga dowladda Soomaaliya ay ka baxeen difaacyadii ay…
Dowladda Somalia oo hawadeeda ka mamnuucday Qaar ka mida Diyaarado ka shaqeyn jiray dalka [Dhageyso]
Dowladda Soomaaliya ayaa hawadeeda ka mamnuucday diyaaradaha duugga ah ee lagu farsameeyay dalkii la oran jiray Midowga Soofiyeeti.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in kooxda Real Madrid ay mar kale heshiis la gashay tababarraheedii hore Zinadine Zidane…
