Browsing: Federaalka
Dowladda Somalia ayaa tacsi u diray shacabka iyo xukuumadda Itoobiya geeridii ka dhalatay diyaaradii Ethopian Airilines oo ku dhacday duleedka…
Ururka Alshabaab ayaa soo bandhigay Odayaal ka socday Beelaha Soomaalida oo seminaar loogu soo gabagabeeyay Gobolka Sh/Hoose, kuwaasoo heshiis “Beyca”…
wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dad loo xiray Qarax xoog leh oo xalay ka dhacay magaalada Muqdisho,…
Xidhibaan Zakariye Maxamuud Xaaji Cabdi oo ka mida Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si weyn u dhaliilay Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo hogaamiya mid ka mida xisbiyadda siyaasadda ayaa xadgudub ku tilmaamay in madaxtooda Somalia ay shaaciso…
Madaxweynayaasha maamulalda Puntland iyo Jubbaland si kala gaara war uga soo saaray weerarka Alshabaab ee ka socda Magaalada Muqdisho iyo…
Waxaa Magaalada Djibouti ee dalka Djibouti maanta lagu soo gabagabeeyay shirkii 46-aad ee wasiirada arrimaha dibadda ee dalalka ku bahoobay…
Wasaaradda Arrimaha dibadda Kenya ayaa goor dhoweyd soo saartay jawaab celin ku saabsan qoraalkii ay dowladda Somalia u dirtay ee…
War kasoo baxay Wasaaradda Arimaha Gudaha, Federalka iyo Dimuqraadiyeynta maamulka Puntland ayaa lagu amray dhammaan xisbiyada siyaasadeed inay hakiyaan wixii…
Madaxweynayaasha dalalka Soomaaliya iyo Burundi ayaa war-murtiyeed kasoo saaray magaalada Bujumbura, kadib wadahadal laba maalmood u socday oo diiradda lagu…
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Gen. Bashiir Cabdi Maxamed ayaa taliye cusub u magacaabay ciidamada ilaalada Wadooyinka ee loo yaqaan Taraafikada.
Shirkadda Spectrum ee heshiiska kula jirta dowaldda Somalia si ay u sahmiso shidaalka iyo Gaaska ku jirta Badda Somalia oo…
Xisbiga Cadaaladda iyo horumarka ee JDP ayaa soo saaray war-saxaafadeed ku saabsan xiisada diblomaasiyadeed ee dalalka Kenya iyo Soomaaliya.
Warbaahinta ay dowladda Federaalka gacanta ku heyso ayaa markii ugu horeysay laga sii daayey war-saxaafadeedyo ay soo saareen qaar ka…
Xisbiga Midowga Nabadda Iyo Horumarka oo uu hoggaamiyo madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyay mowqifka Dowladda…
Xisbiga Wadajir ee uu hoggaamiyo siyaasiya sida weyn ugu kacsan madaxda dowladda Somalia ayaa markii ugu horeysay si buuxda u…
Dowladda Federaalka Soomaaliya iyadoo ka jawaabeysa war-saxaafadeed ka soo baxay Dowladda Kenya waxay caddeyneysaa: 1. Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay shacabka…
Wasaaradda Arrimaha dibadda Xukuumadda Soomaaliya ayaa jawaab ka bixisay go’aankii ay dowladda Kenya uga dalbatay safiirka Somalia inuu dalkeeda ka…
Xarunta Wasaaradda Arrimaha dibadda Kenya ee magaalada Nairobi ayaa Galabta looga yeeray Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Maxamud Axmed…
Dowladda Kenya ayaa u yeeratay ergeygii ka joogay Soomaaliya, iyadoo dhinaca kale safiirka Soomaaliya ee magaalada Nairobi ka dalbatay inuu…
