Browsing: Federaalka
Shirkii dib u eegista howlgalka Ciidamada AMISOM ee ka howlgala Somalia ayaa lagu soo gabagabeeyay Magaalada Muqdisho, iyadoo ay ka…
Top military commanders of the African Union Mission in Somalia (AMISOM) have agreed on key operations and activities to be…
Ciidamada Milateriga Soomaaliya ayaa bilaabay inay warbaahinta ka hadlaan iyagoo ka cabanaya mushaar la’aan dhowr bilood soo wajahday.
Qaramada Midoobay ayaa toddobaadka soo socda bilaabaya SanduuqaDhismaha nabadda ee Soomaaliya, kaasoo loo qoondeeyay inay ku bixi doonto lacah dhan…
Ciidamada AMISOM ee ka howlgala Soomaaliya ayaa isbedel ku sameysay howgalka ciidamada ku sugan Koonfurta Soomaaliya.
13 maxbuus oo ay cafisay dowladda Iiraan ayaa ku soo jeeda magaalada Muqdisho, iyagoo sanado ku xirnaa dalka Iiraan.
Hogaamiyaha Aqlabiyadda Barlamanka Kenya Kenya oo kulan la yeeshay C/raxmaan C/shakuur &…. [Sawirro]
Hoggaaminaya Aqlabiyadda Baarlamaanka Kenya Aden Barre Ducaale ayaa xafiiskiisa kulan kula yeeshay xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya iyo Siyaasiga C/raxmaan…
Ra’iisal Wasaaraaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa kulan la yeeshay Wasiirrada kalluumeysiga ee Dowlad goboleedyada dalka oo shir uga…
Shir madaxeedka Midowga Afrika ee Berri ka furmaya magaalada Addis ababa ee dalka Itoobiya ayaa ajandeyaasha looga hadlayo waxaa ka…
Shirkii Shidaalka Somalia oo 7-dii bishan Febraayo 2019 ka dhacay magaalada London oo ay soo qabanqaabisay shirkadda Spectrum ee laga…
Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud Dhaqane oo ah siyaasi hore u soo noqdaywasiir iyo xildhibaan ayaa sheegay in Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo…
Taliyaha ciidamada Mareykanka ee Afrika ayaa sheegay in duqeyta Mareykanka ku hayaan kooxda Alshabaab aan wax guul ah lagu gaari…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa soo bandhigay laba qodob oo lagu qiimeyn karo waxqabadka dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Maxamed C/llaahi…
Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay middo ku dhow 30 sano marti gelin doonta ciyaar kubadda cagta ah oo heer Goboleed.
Dowladda Jarmalka ayaa ku dhawaaqay 8 Milyan oo EURO oo ay ku biirineyso taageerada Midowga Yurub ee Booliska Soomaaliya.
Waxaa magaalada Muqdisho maanta lagu soo gabagabeeyay shir 4 maalmood socday oo ay lahaayeen hay’adaha saddexda ah ee dowladda Soomaaliya…
Waxaa magaalada London maanta ka dhacay bannaanbax ay ka qeyb galeen Dad Soomaaliyeed oo ka horjeeda shirka shidaalka Soomaaliya ee…
Waxaa goor dhoweyd magaalada London ka furmay shirkii Shidaalka Soomaaliya oo ay soo qabanqaabisay Shirkadda Spectrum ee dalka Norway.
Ra’iisul wasaare ku-xigeenka xukuumadda SoomaaliyaMahdi Maxamed Guuleed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ka dhoofay magaalada Muqdisho, iyagoo ku sii…
Xisbiga Himilo Qaran ee uu hoggaamiyo madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa dowladda Soomaaliya ugu baaqay inay joojiso, dibna u dhigto…
