Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»Taliyaha cusub ee Itoobiyaanka ah oo Howlgalla Ciidamada AMISOM u bedelaya qaab cusub oo Alshabab

    Taliyaha cusub ee Itoobiyaanka ah oo Howlgalla Ciidamada AMISOM u bedelaya qaab cusub oo Alshabab

    February 14, 2019Updated:February 14, 20192 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ciidamada AMISOM ee ka howlgala Soomaaliya ayaa isbedel ku sameysay howgalka ciidamada ku sugan Koonfurta Soomaaliya.

    Taliyaha cusub ee Ciidamada AMISOM Gen. Tigabu Yilma Wondimhunegn ayaa sheegay inay dajiyeen Istaraatijiyada cusub oo la xiriirta weerarrada ka dhanka ah Shabaab, kaasoo hadda ka dib noqon doona Weerarro lagu beegsanaayo bar-tilmaadeedyo cayiman.

    AMISOM ayaa caddeysay inay soo idleyn doonto howlgalladii Ciidamadii iyo gaadiidka faraha badan loo adeegsan jiray, ee lagu furan jiray dhulka balaaran, taasoo keentay in qaraxyo waddooyinka lagula eegto uu khasaare xooggan ka soo gaaro.

    Sida uu sheegay Jeneral Tigabu Yilma Wondimhunegn qorshaha cusub waxaa ka mid ah in la xiro saldhigyo badan oo ay AMISOM ku leeyihiin gobolada qaar marka ay dalka isaga baxaan illaa 1,000 askari oo ka mid ah Ciidanka Burundi oo dhamaadka bishan ka baxaya gobolka Shabeellaha Dhexe.

    Taliyaha cusub ee ciidanka AMISOM oo kasoo jeeda dalka Itoobiya Tigabu Yilma Wondimhunegn ayaa madaxda howlgalka ku qanciyey qorshahaan cusub, wuxuuna tilmaamay in arrintan ay meesha ka saareyso in Al-Shabaabku sameeyaan dhaqdhaqaaqyo xor ah oo ay magaalooyinka isaga kala gooshi karaan, iyagoo aan wax cabsi ah qabin.

    Qorshaha cusub waxaa kamid ah in Ciidanka AMISOM ay duulaan qorsheysan ku qaadaan deegaano lasoo sahmiyay oo la hubo in ay Al-Shabaabku joogaan, weerarka kadibna ciidanku waxay dib ugu soo laaban doonaan goobihii ay weerarka kasoo qaadeen.

    Ciidanka Mareykanka iyo kuwa Kumaandooska Soomaaliya ayaa iminka isticmaala qorshe kan oo kale ah, waxayna weerarro qorsheysan ku qaadaan saldhigyada ay joogaan Hoggaanka iyo dagaalamayaasha Al-Shabaab.

    Ciidamada AMISOM ma haystaan diyaarado ay ku fuliyaan weerarada gaarka ah, haddii ay qaadaan mid dhulka ah waxay wajihi karaan qaraxyo iyo dagaal toos ah, lamana oga sida qorshahaan cusub ugu hirgali karo.

    Alshabab AMISOM Itoobiya Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleIlhaan Cumar oo Su’aalo Culus uga careysiisay Ergeyga uu Trump u magacaabay Dalka Venezuela [Daawo]
    Next Article Wasiir Beyle oo Digniin Culus u diray Ganacsatada aan canshuurta bixin ee Magaalada Muqdisho

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo