Browsing: Federaalka
Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa u yeertay dhammaan Qunsulka iyo dhammaan shaqaalaha diblomaasiyiinta ah ee ka howlgala Qunsuliyadda guud ee…
Mar kaliya ayaa lagu soo baraarugay shirkad lagu magacaabo Shirkadda Spectrum ASA oo shaacisay inay iib gelieyso shidaalka Soomaaliya, haddaba waxaan…
Bixinta Baasaboorka Soomaaliga ayaa dib loo bilaabay maanta, kadib markii uu xayirnaa muddo ka badan laab bilood taasoo cabasho culus…
Sarkaal ka tirsan ciidamada milateriga Soomaaliya ayaa ka digay inuu jiro qorshe ciidamada Kenya ku doonayaan inay ku burburiyeen xarumaha…
Xasan Sheekh Maxamuud oo hoygiisa Magaalada Beledweyne ugu tegay Ugaas Xasan Ugaas Khaliif [Sawirro]
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan magaalad Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa Hoygiisa maanta ugu tegay…
Waxaa magaalada London ka socda dadaal ay wado dowladda Soomaaliya oo ay ku baajineyso bannaanbax weyn oo ay qabanqaabinayeen jaaliyadda…
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antobio Guttares ayaa ku sii jeeda magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya, isagoo ka qeybgali…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/hoose ayaa sheegay in qarax lagu dilay laba ka mida taliyeyaasha sare ee ciidamada Milateriga Soomaaliya.
Warbixin ay Sirdoonka Mareykanka soo saareen ayaa lagu sheegay in halista Alshabaab ku heysto dalalka Bariga Afrika ay sii socon…
Digniin loo diray Sarakiisha & Dadweynaha hubka ku heysta Guryaha iyo Howlgal bilaabanaya Caasimadda
Maxkamadda ciidamaa Qalabka sida ayaa digniin u dirtay sarakiisha ciidamada dowladda ee la sheegay inay hubka sharci darrada ah ku…
Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika ayaa shaaciyey war-saxaafadeed uu ku sheegay in duqeyn shalay ka dhacay Gobolka Sh/hoose lagu dilay…
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ku eedeeyay dowladda Soomaaliya oo uu sheegay inay cunaqabateyn dhinac waliba ah ku heyso…
Waxaa bishii saddexaad galay markii uu joogsaday bixinta Baasaboorka Soomaaliga, iyadoo dadweyne fara badan ay subax waliba tagaan xarunta Hay’adda…
N/B: Warkan waxaa la qoray 5 Novembar 2017, Shurudaha Itoobiya ku xiray inay qabato hoggaanka AMISOM iyo Qorshahii ay wadatay waxaa…
Jeneraal Itoobiyaan ah ayaa maanta la wareegay taliska ciidamada AMISOM ee Soomaaliya, kadib muddo dheer oo Itoobiya ay ka meermeereysay…
Xisbiga uu hoggaamiyo madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ee Midowga Nabadda iyo Horumarka ayaa war-saxaafadeed ka soo saaray xaraashka…
Dowladda Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay ayaa soo saaray war-saxaafadeed wadajir ah, kadib markii ay wadahadal magaalada Muqdisho ku yeesheen ku…
Waxaa bishii labaad xiran bixinta Baasaboorka Soomaalida oo la joojiyey aakhirkii Bishii Novembar 2018, kadib markii uu gabagabo soo gaaray…
Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa sheegay in ciidamada Soomaaliya ay awood u leeyihiin inay difaacaan dalkooda.
Wasiirada arrimaha dibadda ee dalalka Soomaaliya iyo Kenya ayaa gaaray magaalada Mandheera ee Gobolka Waqooyi Bari ee Kenya.
