Browsing: Federaalka
Soomaaliya ayaa loo aqoonsaday dalka ugu musuqa badan dunida, kadib warbixin ay soo saartay Hay’adda Transparency International (TI) ee ka faalloota…
Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa faahfaahin ka bixiyey natiijadii kasoo baxday shirar magaalada Garowe uga socday madaxweynaha dowladda Federaalka…
Taliska Ciidanka Asluubta ayaa faahfaahin ka bixiyay isku day Dil oo koox maxaabiis ah ay isku xabsiga dhexdiisa ka sameeyeen…
Guddiga Doorashooyinka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Baydhaba ku qabtay doorasho uu ku tartamay hal musharax oo kaliya, iyagoo kadibna shaaciyey…
Kulan uu soo qabanqaabiyay madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa maanta ka dhacay magaalada Garowe, kaasoo ahaa quraac oo sameeyey…
Wararka laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegaya in madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni uu kulan quraac ah barqadii ugu yeeray…
Kooxda Alshbaab ayaa soo bandhigay Gaari gaashaaman oo nooca Beebbe-ha ah, kaasoo ay sheegtay inay ku qabsatay dagaal ka dhacay…
Wararka laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegay in khudbadaha xafladda caleemo saarka laag reebay siyaasiyiin uu ka mid yahay C/raxmaan…
Wararka laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegay in madaxda Puntland ay wadaan qorshe looga badbaadayo inu isku dhac siyaasadeed dhex…
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay in magaalada Garowe ay kulmisay maamul goboleedyada iyo madaxda dowladda Soomaaliya ee khilaafku u…
Iyadoo magaalada Garowe ay caawa martigelineyso siyaasiyiintii ugu badnaa ee u soo martiya iyo madaxda dowladda Federaalka oo ay wehliyaan…
Wararka laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegaya in taliyaha Booliska Puntland uu amar ku bixiyey in garoonka Gen. Maxamed Abshir…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) oo maanta gaaray magaalada Garowe, isagoo ka qeyb galaya caleemo saarka madaxweyaha cusub ee…
Waxaa magaalada Garowe ee xarunta Puntland ku qulqulaya madaxda isugu jirta kuwa maamul Goboleedyada, dowladda Federaalka iyo siya siyiinta mucaaradka…
Dowladda Mareykanka ayaa joojisay shaacinta qasaaraha ka dhasha weerarrada duqeynta cirka ah ee ay ka fuliyo Soomaaliya.
Madaxweynaha cusub ee Puntland Siciid C/llaahi Deni oo Sabtida loo caleemo saarayo xilka loo doortay 8-da bishan Janaayo ayaa soo…
Waxaa magaalada Garowe ku qulqulaya wufuudda ka qeyb galeysa caleemo-saarka madaxweynaha cusub ee Puntland Siciid C/llaahi Deni oo Sabtida 26-ka…
Maxkamadda Derejada koobaad ayaa Maanta Labada eedeysane oo horay ugu tirsanaa Ciidanka Xoogga Dalka ku ridday xukunno kala duwan, markii…
Wararka laga helayo magaalada Garowe oo ay ka socoto qabanqaabada xafladda caleemo saarka madaxweynaha cusub ee Puntland Siciid C/llaahi Deni…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa ku dhawaaqay inuu yahay musharax u taagan xilka madaxweynaha Soomaliya sanadka 2021,…
