Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»Warbixin: Guddiga Doorashooyinka oo Baydhaba ku qabtay Doorasho Musharax kaliya u tartamay

    Warbixin: Guddiga Doorashooyinka oo Baydhaba ku qabtay Doorasho Musharax kaliya u tartamay

    January 28, 2019Updated:January 28, 20192 Mins Read Baarlamaanka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Guddiga Doorashooyinka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Baydhaba ku qabtay doorasho uu ku tartamay hal musharax oo kaliya, iyagoo kadibna shaaciyey inuu ku guuleystay musharaxaasi.

    Musharax Cabdullaahi Sheekh Maxamed kaliya ayaa kasoo xaadiray doorashada oo ahayd buuxinta  kursi ka banaanaa Golaha Shacabka, waxaase madasha kaso xaadiray musharaxaasi, sababo aanay guddigu macneyn, waxaana lagu dhawaaqay natiijada wareegga koowaad oo noqotay inuu helay 35 cod oo ka mid ahaa codadkii Ergada, oo ka koobnaa 42 Ergo, sidaasina uu ku noqday xildhibaan federaal.

    Waxaa la shaaciyey inay kursiga u tarmayeen marka laga reebo musharaxa guuleystay saddex musharrax oo kala ahaa: Isaaq Khaliif Duurey oo lasheegay inuu helay 4 cod, Cabdulqaadir Sheekh Maxamed Nuur oo ihelay 2 cod iyo Xasan Macalin Ibraahim oo aan waxba helin, laakiin waxaa la yaab lahayd inaysan goobta ku sugneyn.

    Guddiga Doorashooyinka Qaranka ayaa difaacay sababta ay u qabteen doorasho ay goobta joogin ciddii la tartami lahayd musharaxa la sheegay inuu guuleystay, waxayna ku andacoodeen in saddexda musharrax ee kale ay qaateen shahaadadoodii aqoonsiga, loona sheegay in waqtiga doorashada ay maanta ahayd, balse markii ay imaan waayeen ay go’aansadeen inay doorashada qabtaan.

    Musharixiinta qaarkood ayaa saxaafadda u sheegay in laga hor istaagay inay galaan xarunta doorashada ka dhaceysay, guddiguna uu qabtay doorasho musuq ah. Waxaa kaloo xubin ka mida Guddiga Doorashada oo ah Xuseen Cabdi Aadan uu sheegay inay idoonayeen in si sharciya loo wajaho hab-raaca iyo hanaanka doorashada kursigaas ka banaanaa Golaha Shacabka ilaa Apriil 2018, laakiin qaar ka mida odayaasha dhaqanka ee lahaa soo xulidda ergada ay arrinkaas ka biyo diideen.

    Maha markii ugu horeysay ee Guddiga Doorashada oo ay hoggaamiso Xaliimo Yarey ay qabteen doorasho magac ahaan u dhacda oo aan lagu tartamin, waxaana shaki weyn laga muujinayaa sida Guddigan u qaban karo doorasho weyn oo xalaal ah.

    Baydhaba Guddiga Doorashooyinka Xaliimo yarey Xildhibaan dooran
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleWasiirka Arrimaha dibadda Kenya oo kashiftay ujeedada socdaalka Ra’isal Wasaare Kheyre [Akhriso]
    Next Article Sidee la isugu dayey in Xabsiga Dhexe lagu weerarro Ninkii Ajnabiga ahaa ee Anthony Thomas [DAAWO]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo