Xisbiga Cadaaladda iyo horumarka ee JDP ayaa soo saaray war-saxaafadeed ku saabsan xiisada diblomaasiyadeed ee dalalka Kenya iyo Soomaaliya.
Qoraal uu xisbiga soo saaray ayaa lagu taageeray jawaabtii ay dowladda Somalia u dirtay dalka Kenya, waxaana loogu baaqay dowladda Somalia inay shacabka u faahfaahiso halka ay mareyso dacwadii Kenya iyo Somalia ee Kiiska Badda ee yaalla Maxkamadda Cadaaladda Adduunka.
HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA


![Xisbiga Cadaaladda & Horumarka oo War-kasoo saaray khilaafka Diblomaasi ee Somalia iyo Kenya [War-saxaafadeed]](https://wadani.com/wp-content/uploads/2019/01/JDP.jpg)