Browsing: Federaalka
Madaxweynaha wqatigiisu dhammaaday ee Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa mar kale isu sharxay xilkaasi, kadib muddo 5 sano ah…
Waxaa magaalad Garowe ka bilaabatay doorashada madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka maamul Goboleedka Puntland oo ay ku taramayaan 32 musharax.
Ciidamada Booliska dowladda Soomaaliya ayaa hor istaagay oo joojiyey xaflad uu xisbiga Wadajir ku qabsan lahaa hotel ku yaalla magaalada…
Dowladda Soomaaliya ayaa dhibaato weyn kala kulantay sidii ay galaangal ugu yeelan lahayd doorashada maamul Goboleedka Puntland, si ay u…
Waxa magaalada Garowe ka socda khudbad jeedinta musharixiinta u taagan xilalka Madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka Puntland oo Berri 8-da…
Maxakamadda Ciidanka Qalabka Sida ayaa saaka xukun dil toogasho ah ku fulisay laba eedeysane oo ka tirsanaa kooxda Alshabaab oo…
Hay’adda Q/Midoobay u qaabilsan Miinooyinka ee United Nations Mine Action Service -(UNMAS) ayaa warbixin kasoo saartay weerarkii hoobiyeyaasha ee 1-da…
Qaramada Midoobay ayaa amar ku soo rogtay mas’uuliyiinta iyo shaqaalaha Xafiiska UNSOM ee magaalada Muqdisho, iyadoo farriimo loo diray lagu…
Gudiga Doorshada Golaha Wakiilada Puntland ayaa shaaciyey musharixiinta isu diiwaan geliyay xilalka madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland ee…
Wararka laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegay in madaxweynaha waqtigiisu dhammaanayo ee maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas uu mar…
Isnimada iyo Nabadoonada Puntland ayaa maanta baaq kasoo saartay doorashooyinka Maamulka Puntland ee 8-da bishan ka dhacaya magaalada Garowe.
Wasiirka Dastuurka xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Xoosh Jabriil ayaa weerar afka ah ku qaaday madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xildhibaan Xasan Sheekh…
Wafdi ka socda xukuumadda Somalia ayaa la sheegay inay ku xayirmeen Garoonka Diyaaradaha magaalada Muqdisho, kadib markii loo diiday inay…
Wararka laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegaya in madaxweynaha xilligiisu dhammaanayo ee Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) uu diiday inay…
Magaalada Afgooye ee Gobolka Sh/hoose ayaa waxaa la isugu geeyay ciidamadii ugu faraha badnaa oo isugu jira milateri iyo Boolis,…
Golaah Ammaanka Qaramada Midoobey ayaa War kasoo saartay Go’aankii ay dowladda Soomaaliya ku ceyrisay Wakiilkii Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, kana tirsan xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dowladda hadda xilka heysa ku eedeeyay inay…
Wararka laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegaya in musharax saaka ka tanaasulay xilka madaxweynaha uu mar kale isku sharxay madaxweyne…
Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa magacaabay Guddi xaqiiqo raadin ah oo baaraya shaqaaqooyinkii ka dhacay Magaalada…
Guddiga Doorashada Madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa maanta soo saaray shuruudaha laga doonayo inay soo buuxiyaan musharixiinta u…
