Browsing: Federaalka
Guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Puntland C/xakiin Maxamed Axmed (Dhoobo-daareed) ayaa magacaabay Guddiga doorashada Madaxweynaha iyo ku xigeenka maamulka Puntland oo…
Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Somalia Yuusuf Garaad Cumar ayaa sheegay in xoghayaha guud ee Q/Midoobay uu qaatay dalabkii Soomaliya,…
Ciidamada Maamlulka Jubbaland ayaa maanta magaalada Kismaayo ku soo bandhigay dhoolatus ay ku muujinayaan cududdooda iyo hubkooda, iyadoo uu khudbad…
Xoghayaha guud ee Q/Midoobay António Guterres ayaa xalay soo saaray bayaan ku saabsan go’aankii dowladda Somalia ay ku diiday inay la…
War hadda soo dhacay ayaa sheegay in xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay uu wakiil cusub us oo magacaabayo Soomaaliya.
Waxaa maanta magaalaada Garowe lagu doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiilada ee Maamul goboleedka Puntland, waxaana ku guuleystay C/xakiin Maxamed Axmed (Dhoobo…
Ciidamada kumaandooska Soomaaliya oo taageero Malatari ka helayo Ciidamo Mareykan ah ayaa xalay Saqdii dhaxe Howlgal qorsheysan ka fuliyay saldhig…
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Axmed Ciise Cawad ayaa maanta kulan kula yeeshay magaalada Muqdisho Danjirayaasha dalalka Urur goboleedka…
Qaramada Midoobay iyo xoghayaheeda guud Antonio Gutters ayaa la sheegay inay ku adkeysteen wakiilkooda u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Haysom uu…
Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegay inay halkaasi gaareen xildhibaanno iyo wasiir dhowaan iska casilay xukuumadda Soomaaliya, iyagoo ka…
Waxaa goor dhoweyd soo gabagaboobay doorashada guddoomiyaha Golaha Wakiilada Puntland, iyadoo la doortay guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland.
Maamulka Puntland ee madaxweyne C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa ku gacan seyran, kana hor yimid go’aankii maanta ka soo baxay isimada…
Wakiilka Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay Abuukar Cabdi Cusman ayaa khudbad ka jeediyey fadhiga Golaha Amniga Q/Midoobay ee arrimaha Soomaaliya.
Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaliya Nicholas Haysom ayaa warbixinta saddex biloodlaha ah ee xaaladda Soomaaliya ka jeediyay fadhigii golaha ammaanka…
TOOS: NEW YORK. 1 Jan 2019 – Report of the Secretary-General on Somalia (S/2018/1149) UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM)
Kulan ay yeesheen xubno ka socda Ururada Bulshada Rayidka, Ganacsatada iyo Xirfadleeyda ee ku mideysan Dallada Bulshada Rayidka ee SONSA…
Golaha Amniga Qaramada Midoobay ayaa maanta kulan gaara ka yeelanaya arrimaha Somalia, iyadoo warbixin saddex biloodle ah uu xaaladda Soomaaliya…
Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada xubnaha ka ah dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka horjeestay go’aankii dowladda Soomaliya ku ceyrisay Wakiilka Q/Midoobay…
Mudane ka tirsan Koongareeska Mareykanka oo laga soo doorto Magaalada New York ayaa walaac ka muujiyey siyaasadda Soomaaliya iyo dowladda…
Go’aankii kasoo baxay dowladda Somalia ee shaqada looga eryay, lagana dalbaday inuu dalka isaga baxo wakiilkii Q/Midoobay Nicholas Haysom ayaa…
