Browsing: Federaalka
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa faahfaahin ka bixiyey go’aanka dowladda Somalia shaqadii uga joojisay Wakiilka Qaramada Midoobey ee…
Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa soo saartay qoraal ku saabsan Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Nicholas Haysom oo laga dhigay…
Wakiilka Q/Midoobay ee Soomaaliya Nicholas Haysom ayaa cambaareeyay weerar madaafiic ah oo maanta lagu qaaday xarunta UN-ka ee magaalada Muqdisho.
Dhul badan oo dan guud ah ayey bixiyeen dowladihii dalka isaga danbeeyay, iyadoo loo gacan geliyey shirkado ajnabi iyo Soomaali…
Ciidamada Milateriga Soomaaliya ee magaalada Baardheere ayaa toogtay lix qof oo la sheegay inay ka mid ahaayeen kooxda Alshabaab.
Ergayga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Hayom ayaa warqad u qoray Wasiirka Amniga…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay miisaaniyadda Dowladda ee sanadka 2019, kaddib markii ay ansixiyeen Golaha…
Waxaa soo shaac baxday qoraal uu wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya u diray Wasiirka Amniga xukuumadda Soomaaliya, taasoo su’aalo badan…
Waxaa lagu dhawaaqay xildihibaanada cusub ee maamulka Puntland oo ay soo xuleen Isimada Beelaha dega degaanada Puntland.
Golaha Shacabka ayaa shalay ansixiyay Miisaaniyadda Dowladdu ku shaqeyn doonto sannad maaliyadeedka ka bilaabmaya 1-da Janaayo 2019-ka oo berri ka…
Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegay in wafdigii dowladda Soomaaliya ee uu hoggaaminayey wasiirka Arrimaha Gudaha xukuumadda Soomaaliya Cabdi…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud iyo Guddoomiyaha Guddiga Arrimaha dibadda Baarlamaanka Xildhibaan…
Guddoomiyihii Hay’adda Qaranka ee Qaxootiga iyo Barakacayaasha Axmed C/kariin Nuur ayaa xilka iska casilay, isagoo qoraal dheer oo ka kooban…
Kulan ay isugu yimaadeen siyaasiyiin, odayaal iyo qaar ka mida ildhibaannada ka tirsan labada Gole ee kasoo jeeda Beesha Muddulood…
Dood adag ayaa ka dhacay kulankii Baarlamaanka ee maanta oo la hor keenay Miisaaniyadda dowladda 2019, kadib markii xildhibaanno ka…
Waxaa maanta la dhaariyay garsoorayaashii uu dhowan magacaabay Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, kuwaasoo ahaa afar garsoore oo ka mid noqonaya…
Gudoomiyaha Maxkamada Sare Baashe Yuusuf Axmed ayaa sheegay inay la xiray dad Garsoor u doontay kooxda Alshabaab, isagoo u digay dadka…
Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Amniga Maamulka Puntland ayaa lagu mamnuucay inta ay socoto ololaha doorashada maamulkaasi inay degaanada Puntland tagaan…
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa si weyn uga hor yimid, ugana digay sharciga Qaran ee Denbiyada Jinsiga” kaasoo Golaha Wasiirada…
Xoghayihii Guddiga Maaliyadda Baarlamaanka Soomaaliya ee laga saaray Guddigaasi xildhibaan C/llaahi Maxamed Nuur ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii ay xukuumadda…
