Browsing: Federaalka
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Gen. Daahir Aadan Cilmi (Indha-qarshe) ayaa isbedello waaweyn ku sameeyay Saraakiisha Talisyada Qeybaha Ciidamada Xoogga…
Safiirka cusub ee Soomaaliya ee loo magacaabay dalka Ethiopia Cali Shariif Axmed ayaa maanta Waraaqihiisa aqoonsiga u gudbiyey Madaxweynaha Ethiopia Sahle-Work…
Sirdoonnada reer Galbeedka yaa maalmihii ugu danbeeyay soo saaray warbixinno ku saabsan suuragalnimada qaraxyo argagixiso oo ka dhaca Geeska Afrika,…
Waxaa maanta magaalada Muqdisho kulan ku yeeshay madaxweynihii hore ee Soomaliya, ahna xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Xasan Sheekh Maxamuud, Siyaasiga…
Madaxweynaha cusub ee Koofur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed Lafta Gareen ayaa maanta la wareegay xilka madaxweynaha maamulkaasi oo dhowaan lagu…
Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho waxaa galabta ka dhacday doorashada guddoonka guddiga maaliyada, miisaaniyadda iyo qorsheynta ee Golaha Shacabka.
Khilaafkii u dhaxeeyay Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lasoo gabagabeeyay kadib markii qodobkii ay isku hayeen xeer jajab lagu afjaray, waxayna…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Guddiga Maaliyadda ka saaray xubno si weyn ugu kacsanaa xukuumadda Soomaaliya, kuwaasoo diyaariyey warbixintii Musuqa ku…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa dhammeystiray magacaabidda Garsooreyaasha Maxkamadda Sare ee dalka.
Issimada degaanada Puntland ayaa magaalada Garowe kasoo saaray bayaan ka kooban afar qodob oo ku saabsan doorashada Maamulkaasi ee dhowaan…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa magacaabay Garsooreyaal cusub oo ka mid noqonaya Maxkamadda Sare ee dalka.
Dowladda Brundi oo ka hor timid inay Soomaaliya kala baxdo 1000 askari oo ka tirsan Ciidamada AMISOM
Dowladda Brundi oo ka mida dalalka ciidamada ugu badan ka joogaan Soomaaliya ayaa ka hor timid codsi uga yimid Ururka…
Dowladaha Soomaaliya iyo Boqortooyada Sacuudiga ayaa ku heshiiyey in la kordhiyo tirada Soomaalida loo qoondeeyay sanad kasta inay xajka tagaan,…
Xildhibaannada keenay Mooshinka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa hadda kulan uga socdaa magaalada Muqdisho, iyadoo la filayo inay war cusub kasoo saaraan…
Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa la sheegay inay weli isku khilaafsan yihiin qodobkii soo dedejiyay Mooshinka xil ka qaadista Madaxweyne Maxamed…
Maleeshiyo ka tirsan kooxda Alshabaab ayaa weerar gaadmo ah ku qaaday kolonyo uu la socday Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar…
Xildhibaanno ka tirsan maamulka Jubbaland ayaa ka baxsaday magaalada Kismaayo, kadib markii ay naftooda u cabsadeen, waxayna ka hadleen xaalad…
Wararka laga helayo Gobolka Bari ee degaanada Puntland ayaa sheegaya in kooxaha Alshabaab iyo Daacish ay iska hor imaadyo ku…
Xildhibaanadii Mooshinka ka keenay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ee ka tanaasulay ayaa maanta soo saaray Shuruudo ay ka dalbadeen…
Taliska Militariga Mareykanka ayaa war uu soo saaray kaga hadlya duqeymo lagu beegsaday maleeshiyaad ka tirsan Alshabaab oo ku sugnaa…
