Browsing: Federaalka
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh ayaa amar kasoo saaray dhismaha Maxkamadda Dastuuriga ah ee dalka.
Xukuumada Soomaaliya ayaa ka hadashay wararka sheegaya in maleeshiyada kooxda khilaafada islaamiga ee Daacish ay kusoo qulqulayaan Gobollo ka mida…
Alshabaab ayaa shaacisay Go’aan culus oo ay ka qaadatay kooxda Daacish ee Soomaaliya, kadib go’aan ka soo baxay hoggaanka Sare…
Hay’adda Nabad Suggida iyo Sirdoonka ee NISA ayaa shaacisay caawa inay gacanta ku dhigay xubin ka tirsanaa Ururka Al Shabaab.
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh ayaa goor dhoweyd soo saaray qoraal uu ku sheegay in Mooshinkii Madaxweynaha ay ka…
Wararka laga helayo xildhibaanada hormuudka u ahaa mooshinka xil ka qaadista Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa sheegay inay ka…
Ururadda ku bahoobay Dallada SOCENSA ayaa shirweynaheedii guud ee magaalada Muqdisho maanta ku doortay guddoomiye cusub.
Saldhigga Tababarka ciidamada Turkiga ee Muqdisho TurkSom ayaa la bilaabay in lagu tababarro ciidamada Booliska, waxaana tababar loogu soo xiray…
Wasiirkii hore ee Howlaha guud ee xukuumadda Soomaaliya ayaa kashifay lacagta ay dowladda Soomaaliya ku bixisay Doorashada Maamulka K/Galbeed.
Kaaliyaha Madaxweynaha Soomaaliya Cali Wardheere (Cali Yare) ayaa weerar ku qaaday Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaliya Prof. Cali Maxamed Geedi…
Waxaa magaalada Baydhaba looga dhawaaqay in C/casiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) loo doortay madaxweynaha maamulka K/Galbeed ee Soomaaliya, kadib doorasho muran…
Waxaa dhammaaday tirinta Codadka wareegii koowaad ee doorashada Madaxweynaha maamulka K/Galbeed, iyadoo uu si weyn ugu horeeyo musharaxa C/casiis Xasan…
Guddiga Doorashada Qaranka ayaa diiwaangeliyay 35 xisbi oo siyaasadeed, iyadoo ay sii kordheyso tirada xisbiya sida KMG ah is-diiwaan gelinaya.
C/CASIIS LAFTA-GAREEN: Musharaxa Madaxtooyada & Lama-filaanka kasoo wajihi kara Doorashada K/Galbeed
Doorashada madaxweynaha maamulka K/Galbeed ee Soomaaliya waxay isu bedeshay doorasho la sii ogyahay qofka ku guuleysan doona, kadib markii dowladda…
Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada Baydhaba ayaa sheegaya in hoolka Doorashada ay gaareen xildhibaannada iyo musharxiinta u taagan xilka Madaxweynaha…
Waxaa saaka magaalada Baydhaba ka dhaceysa Doorasho muran ka taagan yahay oo hal dhinac ka rarran, iyadoo amniga magaalada si…
Ra’iisal wasaarihii hore ee dowladii KMG ahayd ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi ayaa si weyn u difaacay dowladda uu madaxda…
Mareykanka ayaa shaaciyey inay balaarisay Safaaradeeda iyo Diblomaasiyiinta ka jooga magaalada Muqdisho kadib horaantii december 2018-ka, waxayna ku dhawaaqday inay lacag…
Guddiga Qaranka Doorashooyinka ayaa maanta ku dhawaaqay inay diiwaangeliyeen shan xisbi oo cusub oo si KMG ah uga mid noqday…
War hadda soo dhacay ayaa sheegay in Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya oo magacaabay Wasiir cusub oo bedelaya wasiirkii Howlaha Guud…
