Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Kaaliyaha Madaxweyne Farmaajo oo weerar ku qaaday Cali Geedi, Digniin yaab lehna u diray Beeshiisa [Akhriso]

    Kaaliyaha Madaxweyne Farmaajo oo weerar ku qaaday Cali Geedi, Digniin yaab lehna u diray Beeshiisa [Akhriso]

    December 19, 2018Updated:December 20, 20182 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Kaaliyaha Madaxweynaha Soomaaliya Cali Wardheere (Cali Yare) ayaa weerar ku qaaday Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaliya Prof. Cali Maxamed Geedi oo hadal kulul ku weeraray mucaaradka ka horjeeda dowladda Soomaaliya.

    Cali Yare oo ku caan baxay u ololeynta Madaxweyne Farmaajo oo kaaliye u yahay, ayaa  farriin uu baraha bulshada soo dhigay ku sheegay in shirkii uu shalay khubdadda ka jeediyey Cali Maxamed Geedi aan lagu casuumin, balse uu uga faa’iideystay qorshe isaga u gaara oo uu beesha Koonfura Muqdisho ku colaadinayo ugana dhigayo dowlad-diid.

    Farriinta Cali Yare beeshiisa ugu digay wuxuu ku yiri:  “Waxaan usoo jeedinayaa dadweynaha waxka daga Xamar, gaar ahaan ku xoogan koonfurta Caasimadda, iney fahmaan shabadda ay Raisalwasaare Geedi iyo rag magacooda isticmaalaya ku doonayaan in lagu dhufto shabbad dowlad-diidnimo ah 30 sano kadib, taas badalkeedana anigu waxaan ku talin lahaa in aanay aqbalin, in xeyndaabka dowladnimada laga xigsado, oo ay muujiyaan in aanay dowladnimada diidaneyn, colaad rabin, dagaal diyaar u aheyn, rabaan in ay dowlada Soomaaliyeed la shaqeeyaan lana shaqeystaan..”

    Waa sii hadlay Cali Yare wuxuuna ku dooday in farriimaha uu Cali Maxamed Geeddi uga faaiideystay inuu madashaasi ka dhex diro aanay is-waafaqsaneyn. Wuxuuna yiri: “Khudbadiisu waxba kama duwaneyn shirkii jaraaid ee uu warshada baastada ku qabtay dhamaadkii bishii April ee sanadkii 2007, maalintaas oo dagaal 9 maalmood socday Muqdisho looga saaray muqaawamadii dagaalka kula jirtay Taliskii Tikreega.

    Wuuxuu Cali Yare ku calaacalay inuusan welwel ka qabin inay jirto cid hirgelin karta ama ku dhacda inta uu xeyndaabka (farmajo) isgu ku jirno, wuxuuse ka welwelsan yahay inay jiraan rag ay dhiig wadaag yihiin, oo iyagoo aan is ogeyn, ka shaqeynaya rumoowga riyada Raisalwasaare Geeddi, oo ah in shabbad dowlad-diidnimo ah lagu dhufto beelaha Xamar degan qaarkood.

    Cali Geedi iyo Cali Yare ayaa u muuqda inay soo cusbooneysiinayaan dagaalkii beelaha Muqdisho ee 1991 laga soo gudbay, iyadoo dowlada Farmaajo wada taageeraya, waxaana farriinta Cali Maxamed Geedi oo shaqsiyaad iyo xisbiyo ku koobneyd, qaab beeleed u fasiray kaaliyaha Madaxweynaha Farmaajo ee Cali Yare.

    Cali Maxamed Geedi Cali yare Farmaajo Muqdisho
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMaxaad ka taqaan Madaxweynaha cusub ee Maamulka K/Galbeed ee Somalia C/casiis Lafta-gareen..?
    Next Article Ra’iisal Wasaare Kheyre oo Dib u furay Xarunta Otto-Otto ee ku burburtay Weerarkii Alshabaab

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo