Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»XOG: Xasan Sheekh & C/qaadir Cosoble oo Ololihii Mucaaradnimada dowladda u yeelay weji kale [Akhriso]

    XOG: Xasan Sheekh & C/qaadir Cosoble oo Ololihii Mucaaradnimada dowladda u yeelay weji kale [Akhriso]

    December 30, 2018Updated:December 30, 20182 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud iyo Guddoomiyaha Guddiga Arrimaha dibadda Baarlamaanka Xildhibaan C/qaadir Cosoble Cali ayaa weji kale u yeelay mucaaradnimada ay kala horjeedaan dowladda Somalia.

    Labadan mas’uul oo doorashadii Febraayo 2017 kula tartmayey Madaxweyne Farmaajo ayuu hore uga dhaxeeyay dagaal siyaasadeed, wuxuuna C/qaadir Cosoble hormuud u ahaa mooshinkii ugu horeeyay ee la isku dayo in laga keeno Xasan Sheekh intii uu xilka hayey, iyadoo uu codkiisa siiyey madaxweynaha hadda xilka haya doorashadii ugu danbeysay, waxayse hadda ku midoobeen mucaaradnimo culus.

    Labadan xildhibaan oo ay wehliyaan ilaa 6 kale oo kasoo jeeda Beesha Mudddulood ayaa shalay ka qeyb galay kulan ay soo abaabuleen oo ay ku casuumeen Odayaasha iyo siyaasiyiintii hore ee Beeshaasi, waxayna sheegeen in xaaladda dalka ku socoto keli-talisnimo iyo meel halis ah, iyagoo beesha u soo jeediyay inay go’aan ka gaarto.


    AKHRISO: Xildhibaannada & Siyaasiyiinta Beesha Muddulood oo shir Xasaasi ah ka yeeshay Dowladda Farmaajo & Kheyre [Sawirro]

    Siyaasiyiintii hore ee beesha kasoo jeeda sida Cali Mahdi, Nuur Cadde, Cali Ugaas iyo xubnaha kale ee shirkaasi ka qeyb galay ayaan wax go’aan ah ka qaadan arrintan, waxayna u sheegeen xildhibaannada mucaaradka ee Beeshaasi inay sidoo kale arki doonaan xubnaha kale ee labada gole iyo Xukuumadda ugu jira.

    Ololaha ay wadaan xildhibaan Xasan Sheekh iyo C/qaadir Cosoble ayaa soo cusboobaaday markii uu shaqeyn waayey mooshinkii xil ka qaadista Madaxweynaha, waxayna markas kadib bilaabeen dadaal lagu doonayo in beelaha Muqdisho lagu kiciyo dowladda hadda jirta, taasoo aan la ogeyn natiijada ay ka gaari doonaan.

    Beesha Muddulood C/qaadir Cosoble Farmaajo Top Xasan Sheekh
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDEGDEG: Baarlamaanka Federaalka oo Cod yaab leh ku ansixiyey Miisaaniyadda dowladda ee 2019
    Next Article Gudoomiye cusub oo loo magacaabay Degmada Yaqshiid ee Gobolka Banadir

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo