Browsing: Federaalka
Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa qabatay munaasabad lagu daah-furayay Barnaamijka Dastuurka KMG ah oo Carabi lagu qoray.
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa magacaabay Hanti dhowraha guud ee maamulkiisa.
Hay’adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya ee NISA ayaa shaacisay inay gacanta ku dhigtay qof la sheegay inuu ahaa maskaxdii…
Madaxweyne ku xigeenka Puntland C/xakiin Cabdullaahi Cumar (Camey) ayaa Golaha Iskaasgiga maamul goboleedyadda ku tilmaamay mid lagu lagu kala tegay…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa la sheegay inuu Itoobiya u ogolaaday saldhig ciidamadeeda Badda ku yeeshaan mid ka mida…
Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya C/weli Ibraahim Muudey ayaa qoraal uu soo saaray maanta ku kala diray…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Guddoonka Golaha Baarlamaanka uu kala diray Guddigii Miisaaniyadda, Maaliyadda, Qorsheynta iyo La xisaabtanka…
Madaxweynaha maamulka Galmudug ee xilkiisa la isku heysto Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa la wareegay guddoomiyenimada Golaha Iskaashiga Maamul Goboleedyada.
Golaha Iskaashiga maamul goboleedyadda oo ay ku soo hareen saddex maamul Goboleed ayaa war kasoo saaray Go’aankii kasoo baxay Golaha…
Waxaa maanta markii labaad baaqday kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, iyadoo ay taagan tahay arrintii ka dhalatay Warbixintii la laalay ee…
Dadaalkii dowladda Federaalka ugu jirtay inay doorashada Koonfur Galbeed ka reebto musharaxa Mukhtaar Roobow Cali ayaa fashil ku dhow, kadib…
Maamulka Jubbaland ayaa ka hadlay war maanta kasoo baxay Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya oo lagu sheegay in la dhammeeyay…
Aqalka Sare ayaa maanta soo bandhigay 8 qodob oo maamul Goboleedyada dalka ka jira ay isku maandhaafeen dowladda Federaalka oo…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Donald Yamamoto ayaa maanta wada guddoomiyey shir looga…
Wafdi ka socda Golaha Ammaanka iyo Nabadgelyada Midowga Afrika oo ka kooban 15 xubnood ayaa maanta soo gaaray Caasimadda Muqdisho,…
Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegay in musharixiintii la baxay isbedel doonka ee Doorashada Maamulka K/Galbeed ay isaga hareen…
Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegay in Guddiga Doorashada K/Galbeed ay dib u bilaabeen shaqadooda iyagoo maanta shahaadooyin guddoonsiiyey…
Dowladda Soomaaliya ayaa la shaaciyey tirada ciidamada ay u direyso dalka Koonfurta Suudaan, iyadoo ay ciidamadaasi qeyb ka noqon doonaan…
Ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka oo ka yimid magaalada Jowhar ee xarunta maamulka HirShabeelle kuna sii jeeday magaalada Muqdisho ayaa…
Guddiga Maaliyadda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay inuu laba qeybood ugu qeybsamay warbixinta ay kasoo saareen xaaladda maaliyadda dalka…
