Browsing: Federaalka
Golaha Wasiirada oo maanta kulan gara ku yeeshay magaalada Muqdisho Soomaaliya ayaa ansixiyey Xeerka Xayiraadda lacagaha oo ay soo diyaarisay…
Wakiilka Q/Midoobay Michael Keating oo Gurigiisa kula kulmay Madaxweynihii hore Xasan Sheekh [Daawo]
Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Michael Keating ayaa maanta kulan la yeeshay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo dhowaan…
Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee Maamulka Jubbaland waxaa ku qulqulaya Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada dalka oo shir uga furmi doono…
Taliye ku xigeenkii hore ee Hay’adda nabadsuggida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed Cabdalla Cabdalla ayaa si rasmi ah looga saaray Liiska…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Khamiistii 30-ka Ogost dib ugu soo…
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa jawaab ka bixiyey weerar ay ku qaadeen taageerayaasha Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo oo baraha bulshada…
Guddiga Wadaagga ah ee Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa kulankoodii ugu horreeyay ku yeeshay Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda Dalka Itoobiya.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wadahadallo la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha Mudane Xi Jinping.
Ra’iisul Wasaaraha Britain Theresa May ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya uga dhawaaqday taageero dhaqaale oo dalkeedu siinayo ciidamada AMISOM…
Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxba kama jiraan ka dhigtay lacag diiwaangelin oo maamulka Gobolka Banaadir ku soo rogay jaamacadaha…
W axaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud oo dalka ka maqnaa…
Xukuumadda Soomaaliya ayaa go’aan aan la fileyn ka qaadatay soo dhoweynta loo sameynayo madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud…
Taliye xigeenkii Jeneraal Cabdalla Cabdalle Maxamed ayaa xog badan ku soo bandhigay wareysi uu bixiyey isagoo ka hadlay arrimo fara…
Siyaasiga mucaaradka ah ee sida weyn ugu kacsan dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ku eedeeyay Villa Somalia…
Qabanqaabada soo dhoweynta madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka socota magaalada…
Ciidamada Mareykanka ee ka howlgala Soomaaliya ayaa tababar u soo xirtay qeyb kale oo ka mida Ciidamada sida gaarka ah…
Amar kasoo baxay AMISOM ayaa lagu xiray albaabadii laga geliyay xerada ugu weyn ee Xalane, marka laga reebo hal irid…
Agaasimaha sirdoonka dalka Suudaan ayaa maanta lagu soo dhoweeyay magaalada Muqdisho, kadib socdaal rasmi ah oo uu ku yimid Soomaaliya.
Guddiga doorashada ayaa maanta diiwaangelin KMG ah u sameeyay xisbiyo cusub oo ku biiray xisbiyada loo diiwaangelinayo dalka ee qabyada…
Shirkad lagu magacaabo Amo Shipping Company (AMOSC) oo ka dhisan jasiiradda Qubrus ayaa dacwad ku soo oogeysa dowladda Soomaaliya, iyadoo…
