Browsing: Federaalka
Taliyaha Cusub ee Ciidanka Xoogga dalka Gen. Daahir Aadan Cilmi (Indho-Qarshe) ayaa shaqadiisa guda galay, wuxuuna maanta kormeer ku tegay…
Kooxda Warbaahinta Alshabaab ee loo yaqaan Alkataa’ib ayaa baahisay muuqaal cusub oo ku saabsan weerarkii ay Alshabaab ku qaadeen degaanka…
Taliyaha cusub ee Ciidanka Xoogga dalka Gen. Daahir Aadan Cimi (Indha-qarshe) iyo Abaanduulaha cusub ee Ciidankaasi Gen. Odowaa Yuusuf Raage…
Wararka laga helayo dalka Sacuudiga ayaa sheegaya in laba ka mida xujeyda Soomaalida ay ku geeriyooday xajka intii ay ku…
Magalooyin kala duwan ayay ciidamada Alshabaab kusoo bandhigeen magaalooyinka ay ka taliyeen ee Koonfurta Soomaaliya, iyagoo watay hub ay ka…
Hay’adda Sirdoonka & Nabadsugidda Qaranka NISA ayaa xabsiga dhigtay nin sheegay in loo magacaabay Taliyaha NISA ee maamulka Jubbaland, kasoo…
Dowlada Kenya ayaa baareysa sida uu mas’uul ka tirsan dowlada Fedaraalka Soomaaliya ku qaatay Baasaboorka iyo Kaarka Dhalashada Kenya ee…
Guddiga Qaran ee Doorashooyinka ayaa ku dhawaaqay xilliga ay bilaabaneyso qabashada araajida musharixiinta u tartamaya saddex kursi oo ka bannaan…
Kulankii labaad ayaa muddo bil gudaheed ah ku dhex maray magaalada Ankara ee dalka Turkiga madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan…
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Soomaaliya Baashe Yuusuf Axmed ayaa shaqo joojin ku sameeyay kaaliyeyaal Garsoore oo gaaraya 9 xubnood, kuwasoo…
Guddiga Maaliyadda ee Golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta la kulmay Hanti dhowraha guud ee Qaranka Maxamed Maxamuud Cali…
Abaanduulihii hore ee ciidamada xoogga dalka oo dhowaan xilka laga qaaday madaxweynaha Soomaaliya ayaa beeniyay in ciidamo badan oo uu…
Wasiiradii hore ee Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka xukuumadda Soomaaliya Maryan Qaasim ayaa afka furatay oo ka hadashay sidii ay uga…
Maamulka Jubbaland ayaa si kulul u beeniyay warka soo yeeray Siyaasiga Soomaalida Kenya ee Faarax Macallin oo sheegay in dowladda…
Madaxda maamul Goboleedyada Soomaaliya ayaa shir ku yeelanaya magaalada Kismaayo, iyadoo uu shirkaasi isugu yeeray guddoomiyaha golahaasi oo ah madaxweynaha…
Guddiga Doorashada Qaranka ayaa shaaciyey in dhowaan la soo buuxinayo kuraas ka bannaan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, iyadoo ay socoto qabanqaabada…
Madixii Canshuuraha Dekadda weyn ee magaalada Muqdisho oo maxkamad ay u jartay in la xiro ayaa sheegay inuu ka war…
Garsoorayaashii Maxkamadda Sare dhowaan loo magacabay ayaa maanta lagu dhaariyey Muqdisho, iyado 5-ta bishaan uu magacaabay Madaxweynaha, waxaana dhaarta goobjoog…
Guddoomiye ku xigeenkii hore ee Baarlamaanka Kenya iyo siyaasiga kasoo jeeda W/Bari Kenya Faarax Macallin ayaa shaaciyay in dowladda Kenya…
Dowladda Turkiga oo Ciidamo Gaara u tababaraya Soomaaliya & Mashaariic waaweyn oo ka socda [Akhriso]
Turkiga ayaa sheegay inuusan Soomaaliya kula tartameynin dalal kale oo loolan kala dhexeeyo, sida uu sheegay safiirka dowladda Turkiga u…
