Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»XOG: Maxaa kasoo baxay kulankii labaad ee Ankara ku dhex maray Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Farmaajo..?

    XOG: Maxaa kasoo baxay kulankii labaad ee Ankara ku dhex maray Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Farmaajo..?

    August 20, 20182 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Kulankii labaad ayaa muddo bil gudaheed ah ku dhex maray magaalada Ankara ee dalka Turkiga madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo.

    Xogta laga helayo kulanka ayaa sheegay inuu daba socday kulan hore u dhex maray labada mas’uul oo July 10-keedii dhacay, kaasoo madaxweyne Farmaajo uu dalbaday, isla markaana uu qodobo dhowr ah ka codsaday Xasan Sheekh, kuwaasoo aan fulin.

    Qoraal uu bartiisa Facebook soo dhigay Madaxweynihii hore Xasan Sheekh ayuu ku shaaciyey kulanka uu la yeeshay Madaxweyne Farmaajo, wuxuuna intaas ku daray inay ka wadahadleen caqabadaha horyaalla dowladda Soomaaliya, xaalada gobolka Geeska iyo isbedelada ka dhacaya saameynta ay Soomaaliya ku yeelan karto.

    Sida laga soo xigtay xubno ku dhow dhow Xildhibaan Xasan Sheekh wuxuu Madaxweyne Farmaajo hordhigay arrimo ay ka mid yihiin inuu kala shaqeeyo sidii la isugu soo dhoweyn lahaa dowladaha Soomaaliya iyo Imaaraadka iyo arrinta ugu muhiimsan oo ah inuusan xilligan qeyb ka noqon mucaaradka dowladda kasoo horjeeda.

    Xasan Sheekh ayaa kulankii hore saaxiibadiis u sheegay inuusan ogolaan codsiyada uga yimid Madaxweyne Farmaajo, balse uu ka dhageystay, isagoo kaliya diiday in dib loo soo celiyo xiriirkii ay lahaayeen Xasan Sheekh iyo Agaasimihii hore ee Madaxtooyada Fahad Yaasiin.

    Xasan Sheekh ayaa gacansaar hadda la leh isbaheysi afar xisbi ka kooban, iyadoo lagu waday inuu Muqdisho yimaado si loogu caleemo saaro hoggaamiyaha mucaaradka una shaqo bilaabo caasimadda, taasoo ay dad badan ka horjeesteen.

    Ankara Farmaajo Madaxweyne Farmaajo Top Xasan Sheekh
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleTOOS CARAFAAT: Xujeyda oo Maanta taagan Buurta Carafa (Waajibka ugu weyn ee Xajka)
    Next Article DAAWO SAWIRRO: Warbixin ku saabsan Dhar Cusub oo Saaka loo xiray Kacbada barakeysan

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo