Browsing: Federaalka
Abaanduule cusub ayaa loo magacaabay ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, kadib wareegtadii kasoo baxday madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo, taasoo isbedel…
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa goor dhoweyd ka duulay magaalada Jabuuti, isagoo ku sii jeeda dalka Turkiga, kadib casuumaad uu ka helay…
Machadka Heritage ayaa soo saaray daraasad ku saabsan siyaasadda arrimaha dibadda Soomaaliya iyo qaabka ay u wado dowladda Soomaaliya ee…
Wasiirka arrimaha dibadda Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf aya ka hadlay xiriirka dalalka Soomaaliya ee Jabuuti, kadib booqasho uu dalkaasi ku…
Waxaa magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug maanta tegay saraakiil ka tirsan ciidamada Mareykanka ee ka howlgala Soomaaliya, kuwaasoo la…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta isk shaandheyn lama filaan ah ku sameeyay Talisyada ciidamada Qalabka sida iyo Agaasinka…
Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta ku dhawaaqday xukunka dacwad ciqaabeedkii loo heystay eedeysane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa wareegto ka soo baxday xafiiskiisa si lama filaan ku magacaabay saraakiil ciidan, iyadoo xilalka…
Isbaheysiga afarta kooxood ee sida weyn uga soo horjeeda dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa soo saray qoraal…
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ayaa farriintii ugu horeysay oo ku sabasan shaqadeeda u dirtay Muwaadiniinta Soomaaliyeed, kadib qalalaase hareeyay…
Maamulka Jubaland ee Axmed Madoobe hoggaamiyo ayaa war-saxaafadeed dhiilo xambaarsan kasoo saaray saraakiil ay maagcawday dowladda Soomaaliya oo ay ku…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa waxa uu sheegayaa in garoonka diyaaradaha magaaladaasi lagu xayiray sarkaal sare oo dowladda federaalka…
Toddobaadka dambe waxay ku buuxdaa sanad markii dawladda Soomaaliya ay dawladda Itoobiya u gacan gelisay sarkaalka ururka ONLF ee Cabdikariim…
Taliyaha ciidammada xoogga dalka Soomaaliya Janaraal Cabdiweli Jaamac Xuseen Gorod ayaa faray ciidammada xoogga inay u hoggaansamaan dhowridda xeerka caalamiga…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Framaajo ayaa isu diyaarinaya socdaal uu ku tegi doono dalalka Turkiga iyo Shiinaha.
Wasiirka Warfaafinta dowladda Eritrea Yemane G. Meskel ayaa sheegay in madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo uu dib u xaqiijyey inay ka go’an…
Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Kenya ayaa mar kale gubay xarun ay laheyd Shirkadda Isgaarsiinta Soomaaliyeed ee Hormuud oo ku…
Mas’uul ka tirsan Wasaradda Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya ayaa loo xiray arrimo la xiriira masuq maasuq iyo wax isdamarin khilaafsan xilka xafiiskiisa,…
Waxaa baraha bulshada qabsaday qoraal la sheegay inuu yahay is-casilaad uu gudbiyey agaasimaha Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliyeed ee NISA…
Taliyaha Ciidamada Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya Gen. Jim Owoyesigire, ayaa soo saaray amar ku saabsan in ciidammada AMISOM ay…
