Browsing: Federaalka
Dowladda Federalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho uga dhawaaqday Golaha Dhaqaalaha Qaranka kaasoo bishii July ee la soo dhaafay lagu…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta dhagax dhigay wado cusub oo laga dhisayo magaalada Muqdisho , taasoo burbur xoog leh…
XShirkadda diyaradaha Jubba Airways ayaa xajka sanadkan ka baajisay boqolaal Soomaali ah oo lacag iyo Baasaboor ay ka qaadeen waqti…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku soo jeeda magaalada Muqdisho isagoo…
Taliska ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ayaa jawaabkulul ka bixiyey ka bixiyey hadal laga soo xigtay Korneelka ka tirsan AMISOM oo…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farrmaajo ayaa wareegto uu soo saaray ku magacaabay Garsooreyaasha Maxkamadda Sare ee dalka, kaddib soojeedin ka…
Qaar ka mida Garsoorayaasha Maxkamada Sare ee dalka ayaa ugu baaqay madaxweynaha Soomaaliya inuu guddoomiye cusub u soo magacaabo Maxkamadda…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Maxkamadda Gobolka Banaadir ay amar ku bixisay in la soo xiro wasiir…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre uu shaqadii ka joojiyey Wasiir ku…
Xoghayihii joogtada ahaa ee wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Maxamed Omar Macalin oo xilka iska casilay ayaa faahfaahin ka bixiyey…
Waxaa maanta ka qalin jebiyay Saldhigga Milateriga ee Somturk ee magaalada Muqdisho saraakiishii ugu horeysay ee ciidamada Dhulka, Cirka iyo…
Handti-dhowraha Guud ee Qaranka Maxamed Maxamuud Cali (Afgooye) ayaa sheegay in xafiiska Hanti dhowrka oo xoojiyey howsha uu hayo, isla…
Saraakiil ka tirsan Ciidamada Booliska G/Banaadir ayaa loo xiray kiis ku saabsan musuqmaasuq, waxaana kiiskooda lagu wadaa baaritaan sida ay…
Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa shalay magacaabay lix xubnood oo ka mid noqonaya golihii wasiirada, kuwaasoo kala ah afar…
Wasaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya oo War kasoo saartay eedeynta musuqmaasuqa ee loo jeediyay Wasiir ku xigeenka Wasaaradaasi ayaa si weyn…
Hey’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa ka soo horjeestay Xeerka jinsiga ee La-dagaalanka Kufsiga oo xukuumadda Xasan Kheyre ay ansixisay.
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa ka dhoofay magaalada Muqdisho saaka isagoo ku sii jeeda magaalada Khartoum ee dalka Suudaan.
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir oo qabtay shir jaraa’id goor dhoweyd ayaa shaaciyey eedeymaha loo heysto…
Madib muran iyo is qabqabsi hareeyay maamulka Gobolka Banaadir ee lix bilood jirka ah oo uu hoggaamiyo guddoomiye C/raxmaan Cumar…
Waxaa magaalada Garowe ka biaabatay munaasbadda loogu dabaaldegayo sanadguurada 20-aad ee asaaaskii maamulka Puntland, iyadoo ay ka qeyb galayaan madaxda…
