Browsing: Federaalka
Saddex Ururrada siyaasadeed iyo xildhibaannada la baxay horusocod ayaa qoraal ay soo saareen ku sheegay inay si weyn uga naxeen…
Shirka golaha wasiirrada xukuumadda federaalka ah iyo wasiirrada dawlad goboleedka Puntland oo uu shir-gudoominayay ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan…
Ra’iisal Wasaare Kheyre oo aqbalay Codsi uga yimid Madaxweynaha Puntland & Safarkii Berri oo baaqday
Wararka laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegay in Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre uu aqbalay codsi uga yimid…
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa ku dhawaaqay in loo tartamayo xilka guddoomiyaha Bankiga Dhexe ee…
Waxaa magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland goor dhoweyd ka furmay shir wadajir ah oo ay leeyihiin golaha wasiirada xukuumadda…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/hoose ayaa sheegaya in howlgal ay ciidamada dowladda ka sameeyeen degmada Afgooye iyo tuullooyin hoos yimaada…
Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee dowladda Soomaaliya ayaa maanta xukun ku riday labo nin oo ka mida madaxda Daacish ee…
Waxaa goor dhow magaalada Garowe ee Puntland goor dhow ka furmaya doona shirar ay ku yeelanayaan Gllaha wasiirada Dawlada Federaalka…
Khilaaf siyaasadeed oo ka dhashay markii uu Ra’iisal Wasaare Kheyre ka baaqsaday dhagax dhigga dekadda degaanka Garacad ayaa hareeyay magaalada…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ayaa ka hadlay xiriirka Soomaaliya iyo Eritrea, isagoo ugu baaqay…
Xujeydii ugu horeysay ee Soomaali ah ayaa maanta u socdaalay gudashada waajibaadka xajka, iyagoo ka dhoofay magaalada Hargeysa.
Jabhada ONLF ayaa bayaan rasmi ah kasoo saartay kulankii magaalada Asmara iyo madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo, iyadoo dalbatay in…
Dowladda Talyaaniga ayaa ballanqaaday inay dib u dhis ku samaynayso xarunta Maxkamadda sare ee Dalka, kadib kulan dhex maray Guddoomiyaha…
Qoraal ka soo baxay Safaaradda dowladda Jabuuti ee magaalada Muqdisho maanta ayaa lagu sheegay in shacabka iyo dowladda Jabuuti ay…
Xoghayaha Difaaca dalka Ingiriiska Gavin Williamson ayaa booqasho aan la shaacin ku jooga magaalada Muqdisho, wuxuuna shalay kasoo degay Garoonka…
Shirkada Isgaarsiinta Hormuud oo shalay shir aan caadi aheyn oo xog wareysi ah ku qabtay Magaalooyinka Muqdisho, Baydhabo, Kismaayo, Jowhar,…
Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Jubbaland oo xoghayaha Guud ee Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed Shaafi Raabi Kaahin ayaa la sii daayey markii saacado…
Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo booqasho ku jooga degaanada Puntland ayaa ka baaqdsaday qorshe uu ku dhagax…
Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar Axmed ayaa xukuumadda Soomaaliya u soo jeediyey inay ka noqoto go’aankii…
Waxaa War-murtiyeed ka kooban heshiiskii afar qodob ah laga soo saaray wadahadal ay dowladaha Soomaaliya iyo Eritrea yeesheen, kadib booqasho…
