Browsing: Federaalka
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa soo gabageeyay socdaalkiisii taariikhiga ahaa ee dalka Eritrea, isagoo kulamo la qaatay madaxda dalkaasi, isla markaana war-murtiyeed…
C/raxmaan C/shakuur: “Cudurdaarka Madaxweyne Farmaajo ee ‘Qalbi-dhagax’ Saddex Qodob ayaa ka dhiman”
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo ka mida siyaasiyiinta ku kacsan dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay so dhoweeyay raaligelintii uu…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan kula yeeshay magaalada Asmara Guddoomiyaha Ururka ONLF Admiral Maxamed Cumar Cusmaan, kasoo ahaa…
Madaxda Sare ee dowladda Soomaaliya ayaa bilaabay qorshe ay ku sameynayaan xisbi siyaasadeed oo ay ku galaan doorashada 2020-ka oo…
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa shuruud ku xirtay dib u soo celinta xiriirkii xumaaday ee ay lahayd Soomaaliya sida uu shaaciyey Wasiiru…
Dowladdaha Soomaaliya iyo Eritrea ayaa ku heshiiyay inay dib u soo ceshadaan xiririkii labada dal iyadoo danjirayaal ay magacaabi doonaan…
Iyadoo isbedello waaweyn ay ku socdaan Hay’adda Nabadsugidda Soomaaliya ayaa taliyihii NISA ee Gobolka Banaadir loo wareejiyey Booliska iyadoo loo…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo hadda ah Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixiyey wixii…
Siyaasiga C/raxmaan C/Shakuur Warsame ee sida weyn uga horjeeda hoggaanka dowladda Soomaaliya ayaa magaalada Ankara ee dalka Turkiga kulan ugu…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Asmara ee dalka Eritrea, iyadoo garoonka uu uga…
Maxkamadda Darajada koowaad ee dalka ayaa maanta dhageystay dacwad lagu soo oogay horjoogayaal ku eedeysanaa inay ka tirsan yihiin Kooxda…
Madaxweynaha waqitigiisu sii dhammaanayo ee maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa shalay uga dhawaaqay Magaalada Muqdisho…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa socdaalkiisii ugu horeeyay ku tegaya magaalada Garowe ee maamulka Puntland, waxaana magaalada ka…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ayaa maanta u dhoofay magaalada Asmara ee dalka Eritrea, isgoo booqasho saddex maamlood ah…
Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki ayaa casuumad u soo diray Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo si uu booqasho ugu tago magaalada Asmara…
Wararka laga helayo xafiiska Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegaya in kulankii Golaha Wasiirada ee maanta lagu ansixiyey magacaabidda saddex safiir…
Maxkamadda darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ayaa xukun ku riday Filim-qaadihii kooxda Daacish ee maxkamadeyntiisu ka socotay magaalada Muqdisho.
Wasiirka Waxbarasha Somalia oo sheegay inaysan Aqoonsaneyn Jaamacadaha ka jira Soomaaliya [Dhageyso]
Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Daahir Cismaan ayaa sheegay in Wasaaradiisa aysan aqoonsaneyn Jaamacadaha ku yaalla dalka oo ay…
Kooxda Alshabaab ayaa shacisay magaca iyo beesha uu ka soo jeedo Mid ka mida Ismiidaamiyihi fuliyey Weerarkii Qaraxa ahaa ee…
Murankii ka taagnaa arrimaha xajka sanadkan ayaa la sheegay in lasoo gabagabeeyay, kadib heshiis ay isla gaareen dowladaha Sacuudiga iyo…
