Browsing: Federaalka
Dowladda Soomaaliya ayaaa isbedel ku sameysay amniga caasimadda iyo ciidamadii ku howlanaa iyadoo ciidamadii xasilinta lga qaaday, isla markaana lagu…
Kadib shir ay magaalada Muqdisho ugu soo gabagaboobay Wasiirada Maaliyadda Dowladda Federaalka iyo Maamul Goboleedyada ayaa laga soo saaray qodob…
Shirkii Wasiirada maaliyadda xukuumadda Federaalka iyo Wasiirada Maaliyadda Dawlad Goboleedyada dalka oo Muqdisho ka socday ayaa lasoo gabagabeeyay iyadoo laga…
Madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya sida madaxweynaha iyo Ra’iisal Wasaaraha ayaa bilaabay inay kulamo is barbar socda la yeeshaan beelaha Muqdisho.
Allaha u naxariistee waxaa magaalada London xalay ku geeriyooday weriye caan ah oo muddo dheer kasoo shaqeeyay Laanta Afsoomaaliga ee…
Xafiiska Taliye ku xigeenka koowaad ee Hay’adda Nabadsugidda Qaranka Soomaaliyeed Gen. Cabdalla Cabdalla Maxamed ayaa xalay loo dhacay iyadoo la…
Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu biirtay Suuqa Dhaqaalaha Dalalka Bariga & Koonfurta Afrika ee COMESA oo ah suuq ganacsi…
Maxkamadda Darajada koowaad ee ciidamada Qalabka sida ayaa 18- askari oo ka tirsan Guutada 14-ka October ee ciidamada Xoogga dalka,…
Maxkamadda Darajada Koowaada ee ciidamada Milateriga ayaa saaka xukun ku ridey 18 askari oo ka tirsan guutada 14-ka October ee…
Agaasimaha hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ee NISA Xuseen Cismaan Xuseen ayaa dalka ka dhoofay xilli uu hore shaqada uga…
La-taliyaha Madaxweynaha Soomaaliya Maxamuud Axmed Nuur Tarsan oo hore u soo noqday Guddoomiyaha Gobolka Banadir ayaa ceeb iyo fadeexo ku…
Beesha Caalamka ayaa ku dhawaaqday in dowladda Soomaaliya loo qoondeeyay lacag ka badan 200 Milyan oo Euro oo wax looga…
Wasaaradaha Kaluumaysiga Maamul Goboleedyada dalka xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ayaa joojiyay xiriirkii ay la lahaayeen Wasaaradda Kalluumeysiga ee dowladda…
Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay xilliga la bilaabayo qaadashada Kaararka Aqoonsiga Qaran (Somali National ID) oo soo saaristiisa ay wado Madaxooyada Soomaaliya.
KHUDBADII MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA EE Somalia Partnership Forum
Shirka Brussels ee arrimaha Soomaaliya ayaa maanta galay maalintii labaad ee ugu danbeysay, iyadoo ay dhaceen shirar doceedyo uu ka…
Khilaaf ka dhex taagan wasaarad kale ayaa soo shaac baxay kadib markii Wasiiru dowlaha Wasaaradda Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya Maxamuud Xayir Ibraahim…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo ku sugan magaalada Brussels ee dalka Belguim ayaa shalay laga waayey furitaanka shirka iyo…
Madaxweynaha maamulka Jubbaland ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya iyo AMISOM ku eedeeyay inaysan daacad ka ahayn dagaalka ka dhanka Alshabaab, isagoo…
